Al Shabaab oo u hanjabay muwaadiniinta Kenya ee doorashooyinku ay ku soo foodleeyihiin

    Muqdisho Feb 28 2013 (SDN)– Iyadoo doorashooyinka dalka Kenya ay maalmaha soo socda ay ka dhici doonaan gudaha dalka Kenya ayaa Ururka Al-Shabaab oo Soomaaliya ka dagaalama wuxuu war kasoo saaray doorashooyinka Kenya warsaxaafadeedka Al-Shabaab ayaa uqornaa sidatan. Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo saartay warsaxaafadeed ku aadan doorashooyinka aadka loo sugayo ee todobaadyada nagu soo…

    Read More

      Ururka Samafalka ee Garoodi oo Baaq qeylo dhaana u jeediyay Xukuumada iyo Golleyaasha Qaran ee Somaliland

      London Feb 28,2013(SDN)-Ururka Samafalka Garoodi ayaa baaq uu na soo gaarsiiyay waxa uu fariin qeylo dhaana ugu diray Xukuumada iyo Golleyaasha Qaran ee Somaliland,Baaqa ayaa ka warbixinaya xaaladaha Nololeed ee ka jira degeenada hoostaga Degmeda Salaxlley,Baaqa ayaa sidan u dhignaa Bismillaahi Arraxmani raxeem Waxaanu ummadda reer Somaliland leenayahyAsalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh. Allaah…

      Read More

        Baaq Dhallinyaro: Xadhigga Xukun La’aanta Ah ee Boqor Raabbi Waa Xadgudub Sidii Guwaantannaamo Beey

        Annaga oo ka mid ah dhallinyarada Somaliland ee ku dhaqan dalka gudihiisa iyo dibaddiisa waxa aannu cambaraynaynaa xadhigga Boqor Raabbi Yuusuf Cabdillaahi oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland oo ay ciidanka booliska Somaliland xabsiga u taxaabeen bishii hore illaa haddana aan la haynin maxkamad si loo xalaaleeyo xabsi ku-hayntiisa ama loogu dacwad haddiiba ay jirto…

        Read More

          Hal-doorka Haweenka: Faadumo Siciid Ibraahin (3aad/Dhammaad) W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi)

          Meelaha kale ee Faadumo Siciid iyo ururka ay Guddoomiyeha ka tahay ee  ODHA (Organization for Development and Humanitarian Affairs) Kolka aan aqoontayda ku hal-tebinayana noqonaya Uruka Horumarinta iyo Hawlaha Bani Aadannimada oo la aasaasay hilaad noqonaysa 2009-kii ay hirgeliyeen waxa ka mid ah xarunta darbi-jiifka eek u taalla waaxda Maxamed Mooge ee Caasimadda Hargeysa oo…

          Read More

            Muhannad and Islam(Jawaan iyo Sooraan) oo caruur somaliland oo ku dhashay Uk oo Matalaya sheekoyinka dhexyala Somaliland iyo Somaliya siiba wadahadalada bilaabmaya Dawasho wacan

            London 28Feb13 (SDN) Muhannad and Islam oo caruur somaliland oo ku dhashay Uk oo Matalaya sheekoyinka dhexyala Somaliland iyo Somaliya siiba wadahadalada bilaabmaya waana actoro yar yar oo u bahan in la garab qabto taas oo ku boqanay gurugooda waxanay ku matalayaan Sooraan iyo Jawaan ee Uk   Dawasho wacan

            Read More

              Madax Dhaqameedka Beesha Hargeysa oo Baaq u diray Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo(DHEGEYSO)

              Hargeysa Feb 27,2013(SDN)-Madax dhaqameedka Beesha Hargeysa ayaa maanta kulan qabteen waxa ay fariin ugu direen Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Madax dhaqameedka ayaa waxa ay xukuumada u jeediyeen in xoriyadiisa si taama loogu soo celiyo Boqor Raabi Yuusf oo mudo iminka Hargeysa ku xiran.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Boqor1.mp3″]

              Read More

                Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Wadanka Jarmalka kula kulmay Maalgashadayaal Caalami ah

                Berlin 27.Feb (SDN) Wasiirka arimaha dibada  Somaliland,Dr Mohamed Abdilahi Omer oo martiqaad rasmiya ka helay dawlada jarmalka,ayaa waxa uu maanta la kulmay,deeq bixiyayaal jarmala iyo shirkado waawayn oo aad u danaynaya inay somaliland maal gashadaan. Waxa kale oo uu wasiirku la kulmay baarlamanka jarmalka,ee loo yaqaan (Bundes Tag) kana kala socday xisbiyada talada haya ee…

                Read More

                  Wasiirka Macdanta iyo Biyaha oo dhagax dhigay Shan Ceel oo lagu soo Kordhinayo Biyaha Magaalada Berbera

                  Berbera 27.Feb (SDN) Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil,iyo ka degmada Berbera ayaa maanta dhagax dhigay ilaa Shan Ceel oo ay dawlada Turkigu ka hirgalinayso Deegaanka Fara Deero,oo ilaa iyo 23 Km dhinaca Konfureed kaga beegan magaalada Berbera. Wasiirka Wasaarada Macdanta,Biyaha iyo Tamarta Somaliland…

                  Read More

                    Maxkamad ku taalla Puntland oo Xukun Toogasho ah ku riday dad ay ku jiraan Hogaamiyaal ka tirsan Al shabaab

                    Garoowe Feb 27 2013(SDN)— Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa waxaa ay xukun ku riday Qaar kamid ah hogaamiyaasha Xarakada Al Shabaab. Xukunkan dilka ah ayaa waxaa lagu riday Saraakiil uu kamid yahay hogamiyaha Kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane iyo kuwa kale oo badan. Maxkamadda ayaa sheegtay in hadii deegaanada Puntland lagu arko…

                    Read More

                      Wariyaasha Gobolka Galgaduud Oo Sameestay Urur Ay Ku Midaysanyihiin +(Sawirro)

                      Dhuusamareeb (SDN)– Warsaxaafadeed– Kadib munaasabad wayn oo ka dhacday Degmada Guriceel laguna dhisayay Ururka saxafiyiinta gobolka Galgaduud ayaa waxaa kasoo qeyb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada, Maamulka Ahlu-sunna iyo kan Degmada iyo wariyaal kakala Socday Degmooyinka C.waaq, Dhuuso-mareeb, Guriceel IYO Cadaado. Ururkaan oo lamagac baxay MEDIA ASSOCIATION OF GALGADUUD REGION OO LOSOO GAABIYO (MAGR) ayaa waxaa hogaanka…

                      Read More

                      Maxkamad ku taalla Puntland oo Xukun Toogasho ah ku riday dad ay ku jiraan Hogaamiyaal ka tirsan Al shabaab

                      Garoowe Feb 27 2013(SDN)— Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa waxaa ay xukun ku riday Qaar kamid ah hogaamiyaasha Xarakada Al Shabaab. Xukunkan dilka ah ayaa waxaa lagu riday Saraakiil uu kamid yahay hogamiyaha Kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane iyo kuwa kale oo badan. Maxkamadda ayaa sheegtay in hadii deegaanada Puntland lagu arko…

                      Read More

                        Madax dhaqameed Xukuumada ka dalbaday inay Si dhakhso ah u soo dayso Boqor Raabi Yuusuf C.laahi

                        Hargaysa 27.Feb (SDN)   Shir Jaraa’id Oo ay Cuqasha iyo Salaadiinta Beesha Ciidagale Ku Qabteen Hotel Dalxiis Magaalada Hargeysa ayaa Xukuunada Somaliland ay ugu Baaqeen inay Si Deg dega usii daayaan Boqor Raabi Yusf C/laahi Oo kamida Boqorada Reer Somaliland Oo Dhawaan Kayimid Xamar Kaasoo ay Xukuumada Somaliland dhawaan Xabsiga u taxaabtey Baaqan Ay Odayaashu U Direen Xukuumada…

                        Read More

                          Meydka Wiil daldalan oo maanta laga helay duleedka Magaalada Garoowe ee caasimada gobolka Nugaal

                          Garoowe Feb 27 2013 (SDN)— Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland, waxaa maanta Magaaladaasi duleedkeeda lagu arkay meydka wiil dhalinyaro oo daldalnaa. Wararka ayaa sheegaya in wiilkaan dhalinyarada ah in isaga oo meyd ah lagu arkay duleedka Garoowe, iyadoo aan lakala cadeyn karin inuu isdaldalay iyo sidoo kale in la…

                          Read More

                            Gudoomiyaha Ururka ODXA Marwo Faadumo Siciid oo Kun dollar ku Wareejisay Gudida Dhisaysa Biriij loo samaynayo Xaafada Maxamed Mooge ee Hargaysa

                            Hargaysa 27.Feb (SDN)  Ururka wadaniga ah ee ODXA   Maanta ku wareejiyey Guddiga dhismaha Biriijka Xaafada  Maxamed Mooge ee Magaalada  Hargeysa  deeq lacageed oo ay urur ahaan kaga qayb qaadanayaan dhismaha Biriijkaas . Gudoomiyaha  Ururka  Wadaniga ah ee ODXA Marwo Faadumo Siciid Ibraahin, oo   ka hadashay munaasibada  Gudoonsiinta Lacagta Tabaruca ee ururka  odxa  kaga qayab qaadanayo…

                            Read More

                              Shir lagu Gorfaynayay Horumarinta iyo Kobcinta Dhaqaalaha oo lagu qabtay Hargaysa

                              Hargaysa 27.Feb (SDN)  Kulan ay isugu yimaadeen   Agaasimayaasha Guud ee wasaarada  Kalumaysiga, Beeraha, Xanaanada Xoolaha ,Wershada, Baanka S/land iyo hay’ada FAO , kaasi oo  lagaga had-layey   Kobcinta dhaqaalaha  ayaa maanta lagu qabtay Xarunta wasaarada kaluumaysiga ee  magaalada Hargeysa. Agaasimaha Guud  ee wasaarada Kaluumaysiga Mud, Maxamed Cilmi Aadan oo kulankaasi ka  dib u waramayay  warbaahinta   ayaa…

                              Read More

                              Real Madrid oo 3-1 Ku Xasuuqdey Barcelona (Copa Del Rey Semi Final 2013) By Jaahuur.

                              Copa Del Rey-Spain-Feb-27-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ka raajicineynaa xagaa iyo Spain iyo Copa Del Rey oo ay foodda isla galeen labada naadi ee ay xurguftu weyni ka dhaxayso waa Barcelona iyo Real Madrid. Akhyaartay mardhaweyd waxaa lagu kala faraxashey ciyaar aad u xiisa badneyd oo la wada sugayey waxaana ka soo qeybgaley dadweyne aa u…

                              Read More