Qarax xoogan oo ka dhacay Banaanka hore ee safaarada Maraykanka ee Magaalada Ankara, Turki

    Ankara Feb 01 2013 (SDN)– Dhawr qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay banaanka hore ee Safaarada Maraykanka ee Magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Taleefashinka NTV ayaa soo badhigay muuqaalo muujinaya dabiyo burburay oo u dhaw dhismaha Safaarada Maraykanka ee ku taala Magaalada Ankar ee Caasimada dalka Turkiga. Wakaalada AP aya soo warisay in la…

    Read More

      Warmurtiyeed laga soo saaray Kulan barlamanka Ururka Midowga Yurub ee ka yeesheen Soomaaliya

      Kulanki ay yeesheen Baralmanka EU ayaa waxaa laga soo saaray Warmurteed looga hadlayo taageerada Yurub ee Soomaaliya. Qodoboada War murtiyadedkana waxaa ka mid ah. 1-Midawga Europe waxaa uu soo dhaweeyay ka gudbidii marxalada KMG iyo fursada taariikhiga ah ee ay u heshay Soomaaliya inay ka tilaabto 20 sano oo dagal socday hambaliyo baarlamanka oo dalka…

      Read More

        Diyaarado dagaal oo duqeyn ka geystay deegaano ka tirsan gobolka Gedo

        Garbahaarey Feb 01 2013 (SDN)— Diyaarado dagaal ayaa xalay duqeyn ka geystay duleedka Magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo sid ay maamulka degmadaasi xaqiijiyeen. Diyaaradahan dagaal oo ay leeyihiin dowladdaha dariska ayaa maamulka waxa ay sheegeen in ay bartilmaameedsadeen fariisimo ay Al Shabaab ku leeyihiin deegaano u dhaw Garbahaarey. Maamulka Gedo ayaa sheegay in duqeynta ay…

        Read More

          Dowladda Sweden oo ciidamo u soo diraysa howlgalka ladagalanka Burca badeeda

          Stockholm Feb 01 2013 (SDN)—Xukumadda Sweden ayaa qaraar ku gaaraty in 260-askarta wadankasi  ah ay kusoo biiriso ciidamada Midowga Yurub ee howlgalka ladagalnaka burcadbadeda Soomaaliya kawada biyaha gobolka. Sweden ayaa arintaani ogolaanshiyo uga haysata golaha amanka ee Q,M tan iyo sanadii 2008-di. Wasiirka Arimaha dibada wadanka Sweden Carl Bildt ayaa shegay in dhibatada koxda burcad badeda…

          Read More

          David Beckham oo mushaar la’aan ugu ciyaari doona kooxda qaniga ah ee PSG

          Paris Feb 01 2013 (SDN)– Xidigii hore ee xulka qaranka Ingiriiska iyo kooxaha Manchester united iyo Realmadrid David Beckham ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax lacag mushahar ah ka qaadandoonin kooxdiisa cusub eek u biiray oo ah Paris Saint German, asagoona intaas raaciyey in waxa ay siiyaan uu ku bixindoono inuu ugu tabaruco hay’adaha ka…

          Read More

            Dagaal qasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan

            Baladweyne Feb 01 2013 (SDN)– Sida ay ku waramayaa wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan, dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda, AMISOM oo dhinac ah iyo Xarakada Al Shabaab ayaa ka dhacay Galbeedka Magaaladaasi. Dagaalka ayaa bilaawaday markii dagaalyanaho ka tirsan Al Shabaab ay weerar ku soo qaadeen barkantorool oo ay…

            Read More

              Qarax Ruxay Xarunta Shirkada Shidaalka ee Mexico

              Mexico Feb 01,2013(SDN)-Qarax shalay gelinkii danbe ka dhacay magaalada Mexico ayaa ruxay xarun say leedahay shirkada shidaalka ee dalka Mexico. Qaraxa aya ailaa iyo haatan la xaqiijiyay in ay ku dhinteed tiro dad ah oo lagu sheegay in ay yihiin 14 ruux,halka ilaa 80 kalena la sheegay in ay dhaawac yihiin. Ciidamada Gurmedka degdega ayaa…

              Read More

                Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo garay Caasimada Wadankan uk London

                London 1Feb13(SDN)Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa soo garay caasimada wadanka Ingriiska ee london madaxwaynaha ayaa la filaya inuu la kulmo madaxda sarsare ee wadankan isaga oo la filaayo in uu la kulmo jaaliyada somaliyeed ee ku dhaqan wadankan boqoshada madaxwaynaha ayaan hore ugu qorshaysnayn in uu yimaado ilo lagu kalsoon yahay oo ay…

                Read More

                  Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Brussels waxa uu kula kulmay madaxda Midowga Yurub ayaa waxa uu sheegay in si wanaagsan loogu soo dhaweeyay xarunta Midowga Yurub.

                  London 1Feb13 (SDN)Madaxweynuhu waxa uu sheegay in ay ka wada hadleen wax uu ugu yeeray ‘waayaha cusub’ ee Soomaaliya ay gashay iyo sida ay u wada shaqeyn lahaayeen dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub Madaxweynaha oo wareysi gaar ah siiyay Laanta Af-Soomaaliga ee BBC ayaa sheegay in Midowga Yurub ay sheegay inay aad isku af garteen,…

                  Read More

                    Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Qayb-galay Dhageysiga Dacwad Lagu Oogey Gabadh Ku Eedaysan Inay Fariin Cay Ah U Dirtay

                    Hargeysa (qurbajoog) Jan 31,2013 – Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta ka qayb-galay dhageysiga dacwad lagu oogayey gabadh ku eedaysan inay Wasiir xisri Moobeylkeeda Fariin cay ah uga dirtay. Dhageysiga dacwadan oo ka bilaabantay Maxkamada Gobolka Hargeysa, ayaa ahayd mid aan daka intiisa badan ka war-qabin, balse qaar ka mid ah…

                    Read More

                      Banaan baxyo Weli ka socda Somaliland,Laguna diidan yahay dhawaqii Dawlada Ingiriiska.

                      Hargaysa 31Jan(SDN)   Isu soo bax balaadhan oo lagu diidan yahay Warkii ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada ee Ingiriiska ee Taabanayay Nabadgalyada Somaliland, ayaa maanta  lagu kala qabtay Magaalooyinka Ceerigaabo, Ceel Afweyn iyo Gar adag ee Gobolka Sanaag. Bulshada ku Dhaqan Magaalada Ceerigaabo ayaa Waxaa kala qayb galay Isu soo baxan ay ku Muujinayaan Dareenkooda…

                      Read More