Ra’iisul wasaare Saacid oo Muqdisho kula kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

    Muqdisho Jan 30 2013 (SDN)— Raysul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta la kulmay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee arrimaha Siyaasadda ee Qaramada Midoobay Jefery feltman. Waxey labada dhinac ka wada hadleen sidii loo taageeri lahaa dowladda Soomaaliya, waxeyna kulankooda maanta ay ku lafagureyn arrimaha siyaasadda ee dowladda Soomaaliya, Amniga, Garsoorka, iyo dib u dhiska dalka….

    Read More

      U.S. recognition of the government of Somalia will not prevent the U.S. government from engaging in Somaliland nor prevent us from conducting our programs in Somaliland.

      Hargaysa 30.Jan(SDN) In the name of Allah the most merciful the most gracious: Thanks to Allah, prayers and peace be upon his prophets and messengers. Mr. Chairman, Mr. Speaker, Honorable Members of both houses, Honorable leaders of the National Parties, esteemed guests and members of the Media, I say to youPeace and Blessings be upon…

      Read More

        Khudbad Sannadeedkii Madaxweynaha Somaliland oo Dhamaystiran halkan ka akhri kana (DHEGEYSO)

        Hargaysa 30.Jan (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Khudbad Sannadeedkii Distooriga ahaa waxa uu Saaka u jeediyay Taas oo ka dhacday Xarunta Golaha Wakiilada . Fadhigan oo uu Shir Gudoominayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane C.raxmaan Cirro ayaa Madaxweynuhu waxa uu ka waramay Waxqabadkii Xukuumada u hirgalay Sannadkii Hore iyo…

        Read More

          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay Fadhi ay yeesheen labada gole ee baarlamanka.

          Hargaysa 30.Jan (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Khudbad Sannadeedkii Distooriga ahaa waxa uu Saaka u jeedinayaa isla markaana ay hada ka  Socotaa Xarunta Golaha Wakiilada . Fadhigan oo uu Shir Gudoominayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane C.raxmaan Cirro ayaa Madaxweynuhu waxa uu ka waramay Waxqabadkii Xukuumada u hirgalay Sannadkii…

          Read More

            Xaalada Siyaasadeed ee Somaliland iyo Doorka Xukuumada iyo Shacabka

            Hargeysa Jan 30,2013(SDN)-Hadal heynta ugu badan ee Siyaasadaha isku mutaxan ee Soomaalida ayaa todobaadkan waxa ugu badnaa ka hadalka shakiga iyo maadmadowga soo dhex galay xiriirka Somaliland ay la wadaagto caalamka khaasatana reer Galbeedka. Aanu ku horeyno hadal heynta oo bilaabatay ka dib kolkii Mareykanku aqoonsaday dawlada Soomaaliya. Tilaabada Mareykanku qaaday ayaa dad badani u…

            Read More

              Al Shabaab oo ku hanjabay weeraro kale oo ay ku qaadaan Xarumaha dowladda Soomaaliya

              Muqdisho Jan 30 2013 (SDN)— Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay weeraro kale oo qaraxyo ah ay ka geesan doonaan xarumaha Dowladda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Afhayeenka dhanka dagaalada ee Ururka Al-Shabaab C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in qaraxa Shabaab ay ka geesteen Magaalada Muqdisho uu muujinayo awooda Shabaab ay ku…

              Read More

                Suicide Bomber Kills 2 at Somali President’s Villa

                A suicide bomber Tuesday detonated explosives outside the prime minister’s home in Somalia’s presidential palace compound, killing two people, security officials said. Al-Qaida-linked militants claimed responsibility for the attack. The man blew himself up in the morning when questioned by soldiers at a checkpoint in the palace complex known as Villa Somalia, said Mohamed Ali,…

                Read More

                  XORNIMADA IYO GUNIMADA

                  GUMAYSI Ka hor inta aanan ka hadlin gumaysiga waxaan doonayaa in aan wax ka taabto xukumidda. Xukun حكم waa erey afka Carabiga ka soo jeedaa in kasta oo ay ila tahay in uu yahay af Soomaali. Culumada luqadduna waxay isku raacsan yihiin in ereyga laga soo qaatay xakamaha fardaha, sida aad la socotaan markii uu…

                  Read More

                    Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL ee Hargeysa oo ka jawaabayaa dhawaaqii ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Britain

                    Hargeysa Jan 29,2013(SDN)-Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL ee Hargeysa  oo ka jawaabayaa dhawaaqii ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Britain 27th January, 2013 ee lagu wargeliyay muwaadiniinta Ingiriiska inay ka baxaan Somaliland sababo nabadgelyo,  wuxu caddaynayaa xaqiiqada nabadgelyada buuxda  ee ka jirta Somaliland iyo feejignaanta xukuumadda Somaliland inay tahay mid muwaadin iyo ajaanib cidkasta…

                    Read More

                      Barnaaamijka dareenka shacabka ee Hctv oo lagu falanqeeyey sida maamul goboleed dastuurka DFS waafaqsan looga samayn karo Gobolada dhaxe ee Som..

                      London 30Jan13 (SDN)Barnaaamijka dareenka shacabka ee Hctv oo lagu falanqeeyey sida maamul goboleed dastuurka DFS waafaqsan looga samayn karo Gobolada dhaxe ee Som.. Goboladaas waxaa ka jira maamul goboleedyo ka badan 10 maamul goboleed oo leh maamul kasta madaxweyne waxaana intaas dheer ineey deegamadaas ka jiraan culumo awdiinta ahlusuna waljameeca oo awood ku leh ,dagaal…

                      Read More

                      Burkina Faso oo Guryahoodii u Furdaamisey Libaaxyadii Horyaalka Afrika ee Zambia (Cup Of Nation-2013-By Jaahuur)

                      Nelspruit-South Africa-Jan-29-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceyna Libaaxyadii horyaalka Afrika ee Zambia oo hadhuudhlaha lagu darey. Zambia Farxaddii sannadkii hore waxay isu bedeshey owhin iyo tiiranyo badan,waana markii ugu horeysey xul difaacanaya horyaalka qaaradda Afrika wareega hore ku hadha. Haddaba labadan ciyaarood ee maanta la ciyaarey ayaa foodda waxa islagaley Burkina Faso iyo Zambia,iyo…

                      Read More

                        Mudaharaad ruxay Magaalada Berbera oo lagu diidan yahay dhawaqii ka soo yeedhay dawlada Ingiriiska

                        Hargaysa 29.Jan (SDN) Banaan bax balaadhan oo lagaga soo hor jeedo hadalkii ka soo yeedhay dawlada Ingiriiska ee taabanayay nabadgalyada Somaliland ayaa maanta ka dhacay Magaalada Berbera . Banaan baxan waxaa dadweynaha kala qayb galay Maamulka Gobolka Saaxil iyo ka degmada Berbera,Mudaharaadayaasha ayaa ku dhawaaqayay ereyo ay ku cabirayaan dareenkooda ku wajahan warkii dawlada Ingiriisku…

                        Read More

                          Ra’iisul wasaare Saacid oo si kulul u canbaareeyay Qaraxii maanta ka dhacay Villa Soomaaliya

                          Muqdisho Jan 29 2013 (SDN)— Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa cambaareeyey weerarkii Fashilmay ee uu nin naftiisa Hiligay ku soo qaaday meel ku dhow hoyga uu degan yahay oo ku yaala Xarunta Madaxtooyada. Weerarkan oo uu ku dhintay mid ka mid ah Askartii illaalada ka aheyd hoyga Ra’iisal Wasaaraha…

                          Read More