Macalimiin Tababar ku saabsan kor u qaadista Xirfadooda Waxbarasho loo Soo Xidhay.

    Hargaysa 31Jan(SDN) Sideed iyo labaatan macalin  oo ka mid ah macalimiinta dugsiyada gaarka loo leeyahay ee ay maamusho hay’adda Geeska Afrika  ayaa maanta magaalada Hargeysa  loogu soo gaba gabeeyay tababar u socday muddo toban maalmood ah oo kor loogu qaadayay  hanaanka xirfadooda  waxbarista. Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda  Geeska Afrika waxa ugu horayn…

    Read More

      Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo qaar kamid ah golihiisa wasiirada oo booqasho ku tagay Marka

      Marka Jan 31 2013 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha hoose. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa socdaalka uu maanta ku tagay Magaalada Marka waxaa ku wehliye Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya,Wasiirka gaashaandhiga C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, Wasiirka warfaafinta,isgaarsiinta iyo…

      Read More

        C/Laahi Siciid Dheere: Bare iyo Siyaasi Hufnaan Looga Marag-furay. W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi) 7aad.

        Akhristeyaal/Jaallayaal, malaha wakhti badan ayaan idiinka warramay Sooyaalkii AHUN C/Laahii Siciid…. Bal aan qalinka ku wareejiyo rafiiq ay C/Laahi wada-shaqaynayeen muddo ka badan 10 sanno oo ka mid ah dadka aan xog ka weydiiyay sooyaalkan aan qorayay…… Waa kan Jaamac Maxamuud Cigaal oo ka warramaya inta uu ka ogaa sooyaalka, hab-dhaqanka, hawl-wadaagga iyo shaqsiyadda C/Laahi…

        Read More

          Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa oo Meel Mariyay Afar Gudi hoosaad oo ay yeelanayaan.

          Hargaysa 31Jan(SDN) Golaha Deegaanka ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa oo soo Gabo gabeeyay Kalfadhigoodii ayaa maanta ku ansixiyay afar Gudi hoosaad oo golahoodu yeelanayo. Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Ku Simaha Duqa Caasimada Hargaysa ahna Gudoomiye ku xigeenka Golaha Deegaanka C.casiis Maxamed Xaashi,Waxaa goob joog ka ahaa Todoba iyo Toban Xildhibaan oo ka mid ah…

          Read More

            Haweenka iyo Beelaha laga Tirada badan yahay oo mar kale Codsi u diray Golaha Wakiilada Somaliland.

            Hargaysa 31Jan(SDN) Kulan ballaadhan oo ay isugu yimaadeen  xubno ka socday ururada Haweenka  iyo  Beelaha  laga tirade badan yahay  Xarunta Ururka Haweenka ee Nagaad ee magaalada Hargeysa  ayaa waxa ay ku taageereen Baaqii  Madaxweynaha JSLand Mud, Axmed Maxamuud Siilaanyo mar labaad   kaga dalbaday Golayaasha sharci dejinta inay ansixiyaan  Kootadii  loo qoondeeyey Haweenka iyo Beelaha laga…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Amaantay Xiriirka Shiinaha kala dhexeeya Soomaaliya

              Addis Ababa Jan 31 2013 (SDN)– Wasiirka arimaha dibada xukuumada Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Haji Adan ayaa si weyn waxay kaga hadashay xariirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo dowlada Shiinaha,iyadoo xariirka Soomaaliya iyo Shiinaha ku tilmaamtay mid wanaagsan. Hadalkaan ayay wasiirada ka sheegtay kadib wareysi qaas ah oo ay siisay wakaalada wararka dalka Shiinaha (Xinhua),waxayna shaaca ka…

              Read More

                Ra’iisul wasaare Saacid iyo Xubno katirsan golihiisa oo booqday Isbital Madiina

                Muqdisho Jan 31 2013 (SDN)– Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo qaar ka tirsan golahiisa Wasiirada ayaa saakay waxa ay booqdeen Isbitalka Madiin ee Magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan bukaano farabadan. Ra’iisul wasaaraha oo ay wehliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Wasiirka Gaashandhigga, Wasiirka Warfaafinta, Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida iyo saraakiil…

                Read More

                  Shir looga hadlayay la dagaalanka Al Shabaab iyo Burcad badeeda oo ka dhacay magaalada Garoowe ee Puntland

                  Garoowe Jan 31 2013 (SDN)— Shirkani oo ay wada qaateen masuuliyiinta maamulka Puntland iyo sidoo kale masuuliyiin ka socotay Qaramada Midoobay iyo Dowladda Denmarka ayaa waxaa looga hadlaye la dagaalanka Al-Shabaab iyo sidoo kale Burcad badeeda. Markii uu soo dhamaaday shirkaasi kadib ayaa waxaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii looga hadlay afhayeenka maamulka Puntland Axmed…

                  Read More

                    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo faah faahiyay kulamo uu la qaatay Madaxda Midowga Yurub

                    Brussels Jan 31 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeri ah wuxuu ka bixiyay kulamo uu la qaatay madax ka tirsan Midowga Yurub oo uu kula kulmay Dalka Belguimka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu sheegay isaga oo uwaramaye laanta afka Soomaaliga ee BBC-da in waxyaabaha ugu muhiimsan oo ay kawada hadleen madaxda Midowga Yurub ay…

                    Read More

                      Madaxweyne Faroole:Macno weyn kuma fadhido hadalhaynta ah in Dalka Soomaaliya maadaama uu Maraykanku aqoonsaday uu isbedel ku keeni karo marxalada dalka

                      Garoowe Jan 31,2013(SDN)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa ka hadalay aqoonsigii dhawaan ay dawlada Mareykanku ku aqoonsatay dawlada dhexe ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in aqoonsigaasi aanu wax isbedel ah ku keeneyn xaaladaha siyasadeed ee dalka,khaasatan Puntlanad. Hadalada Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxa ka mid ahaa;“Maalmahan waxaa leysla dhexmarayay…

                      Read More

                        Ra’iisal Wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q/midoobay arrimaha Siyaasada

                        Muqdisho Jan 31,2013(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q/midoobay arrimaha Siyaasada Jeffrey Feltman waxayna ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin, dowrka ay dooneyso in Q/midoobay ay ka cayaarto geeddi socodka Nabadda Soomaaliya iyo dhinacyada ay ka taageeri karto sida Garsoorka,…

                        Read More

                          Somali FM hails Somalia-China relations

                          ADDIS ABABA, Jan. 31 (Xinhua) — Somalia’s Foreign Minister Fowsiyo Yussuf Haji Adan highly regards relations between the troubled Horn of African country and China dating back to the 1960s. The minister told Xinhua in an interview on the sidelines of the just-concluded African Union summit held here that in the 1960s, China built a…

                          Read More

                            Somali drivers form cab company, hope to gain permits

                            Ahmed Omar and his fellow Somali cab-driver friends already have a company website, headquarters offices and vehicles painted red, white and blue that don the words, “TENN-CAB.” The only thing they lack: authorization from city regulators to begin operating. Six months after a Metro commission approved Nashville’s first-ever driver-owned taxi company – a group of…

                            Read More

                              Baraamij gaara oo ku saabsan Samaynta ay ku yeelanaysoBaqii dawlada ingiriisku ka yeelatay Somalilan

                              London 30Jan13 (SDN) Baraamij gaara oo ku saabsan Samaynta ay ku yeelanaysoBaqii dawlada ingiriisku ka yeelatay Somaliland waxa ka wayb galay Siciid Cumar Axmed ku simaha Xoghayaha Arimaha dibada Ucid Eng:Cabdilaahi xasan Camey,xariir xirsi adar gudoomiyaha uk kulmiye ,Kaysar cabdilaahi safirka wareega iyo gudoomiyaha xisbiga ucid eng:faysal cali waraabe. Daawasho wacan

                              Read More

                              Xiddigii Reer Talyaani oo u Haajirey AC milan Markii Ay Iska iibisey Man City. (By Jaahuur)

                              Rome-Jan-30-2013-qurbejoognews.com-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxay maanta ku falanqeyneyna Balotelli oo u hayaamey xagaa iyo AC Milan markii Man city aay iska iibisey. Mario Balotelli ayaa wakhtigiisi ka dhamaadey Talaadadii shaley aheyd markii maamulku isku raacay in ciyaaryahanka dhiigkarka qaba ee reer Talyaani u masaafuriyaan AC Milan waxayna ku iibiyeen 20-Million oo Euros. Tababaraha Man City Roberto…

                              Read More

                                Banaan baxyo lagaga soo hor jeedo Warkii Dawlada Uk oo ka dhacay Magaalooyin ka mid ah Somaliland .

                                Hargaysa 30.Jan(SDN)  Isu soo bax balaadhan oo lagu diidan yahay Warkii ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada ee Ingiriiska ee Taabanayay Nabadgalyada Somaliland ayaa maanta  lagu kala qabtay Magaalooyinka Hargaysa,Gebilay ,Mandheera, iyo Bali Gubadle. Dadwaynaha Magaalada Hargeysa ayaa saaka subaxdii isugu soo baxay jidadka waaweyn ee caasimada, iyagga oo sitay calanka qaranka Somaliland iyo weliba…

                                Read More

                                  Wasiirka Cadaalada oo hargaysa ka furay Kulan dib loogu eegayo xeerka xabsiyada dalka ee Somaliland .

                                  Hargaysa 30.Jan(SDN Wasiirka wasaaradda cadaaladda Mud, Xuseen Axmed caydiid oo uu weheliyoTaliyaha ciidanka Asluubta Maxamed Xuseen Faarax, ayaa maanta kulan howled socon doona laba maalmood  kuna saabsan  dib-u-eegista xeerka xabsiyada   dalka ee Somaliland  ka furay huteel Maansoor ee magaalada hargeysa. Kulan howleedkan oo ay ka qayb galeen Ku simaha xeer ilaaliyaha Guud , Garyaqaanka  Guud…

                                  Read More