Home » 8:29 pm Entries posted on “January, 2014”

Somaliland: Journalists Discuss Media Challenges, Relationship with Government in a SONSAF Organized Meeting

Hargeisa, 01 Feb 2014 (SDN) –Journalists in the country have discussed the prevalent status of their trade, relationship with the government, major difficulties encumbering private media houses and Development of strategies to negate them. The journalists also reiterated on the need for harmonizing the very many journalists’ welfare organizations into one solid and strong body, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia Maxay Ka Tiri: Goofafka Ama Dhulka La Isku Haysto

Waxaa ayaantaan websiteyada iyo khadadka Internetka qaar ka mida la isla dhex marayey Video gabar Soomaaliyeed oo ka codsanaysa madaxda dowlada federaalka, madaxda dowlad goboleedyada hada jira iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed in ay ku garab siiyaan sidii dhul ka maqan ay u soo ceshan lahayd. Sida ku cad waraysiga ay bixisay, waxay sheegtay in uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia leaves successful AU summit with the support of a united continent

African heads of state stand shoulder to shoulder with Somalia in its battle against terrorists, His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud said today as the AU summit in Addis closed. The President of Somalia stated: “We are now better placed than at any time during the past 20 years, and we could not achieve this […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Soomaaliya oo taagero buuxda kala soo noqotay shirka Midowga Afrika

Muqdisho Jan 31,2014(SDN)-Madaxda dalalka Afrika ayaa waxaa ay garab ka siinayaan Soomaaliya howlgalada lagula jiro Al-Shabaab. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa wuxuu yir” Anaga hadda waan ka fiicanahay 20 sanno ee lasoo dhaafay. Taasna waa mid aan anaga oo kaliya gaarnay ma’ aha ee waxey ku timid kaalmadda aan ka heleyno […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Ministry of Education Dismisses Alleged Unification of Somaliland and Somalia Schools Curriculums

Hargeisa, 31 Jan 2014 (SDN) –Somaliland’s Ministry of Education and Higher Studies has strongly dismissed rumors of uniting the primary and secondary schools Curriculum of Somaliland and Somalia. Officials from the ministry of Education including Minister Samsam Abdi Aden, Director General of the ministry and other officials from the ministry have strongly denied the participation […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenyan Troops to Leave the Somali Town of Kismayo

By Tom Odula, Associated Press Nairobi, 31 Jan 2014 (SDN) –Most Kenyan troops will soon leave the port city of Kismayo which they took control of more than a year ago after ousting al-Qaida-linked militants, a Kenyan military spokesman said Friday The Kenyan army command will leave Kismayo “soon,” said Col. Willy Wesonga. Sierra Leonean […]

Posted in Uncategorized | Read More »

General Gaafow Oo Markii Ugu Horraysay Si Faahfaahsan Uga Hadlay Dhulka Lagu Eedeeyey Inuu Xoog Ku Haysto Iyo Cidda Dhab ahaan Mulkiyadiisa Iska Leh

Muqdisho:31-Jan-2014(SDN)-Taliyaha Laanta Socdaalka Somalia General C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa Gaashaanka u Daruuray Warar ayaamahanba la Isla Dhex marayey oo Sheegayey inuu Xoog ku Aqal aanu lahayn oo ku yaalla Muqdisho. Taliyaha ayaa sheegay in dhulka lagu eedeeyay inuu degan yahay uu yahay mid banaan oo deris la ah hoygiisa islamarkaana aanay jirin hay’ad ama shaqsi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa soo dhaweeyay heshiiska IGAD ee ku aadan Koonfurta Sudan.

Adis Ababa 31jan13(SDN) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa soo dhaweeyay heshiiska IGAD ee ku aadan Koonfurta Sudan.Madaxweynaha oo ka hadlay khilaafka ka taagan South Sudan ayaa wuxuu sheegay” IGAD door weyn ayey ka qaadatay xalinta khilaafka ka taagan K/Sudan,Dowladda Soomaaliyana ayadoo kaa-shaneysa saaxiibadeeda waxey ka shaqeysay in ay isku soo dhawaadaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Kaga Bogo Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Sababay Inay Shalay Baaqato Dhaartii Golaha Wasiirada Cusub Ee Puntalnd

Garowe:31-Jan-2014(SDN)-Shacabka Reer Puntland ayaa mar qudha ku warhelay Khilaaf Cakiran oo u dhexeeya Waaxaha Kala Duwan ee u dhexeeya Dawladda Puntland. Maalintii shalay oo Khamiis ahayd ayaa lagu waday in  Madaxtooyada Lagu dhaariyo Golaha Wasiirrada ee uu dhawaan Soo Magacaabay Madaxweyne Cabdiweli, balse taasi ma ay dhicin oo dib ayey u dhacday. Dhaarintii Golaha ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Oo Duufaano Colaadeed Ka Wada Deegaanada Bariga Somaliland, Kuna Dhawaaqay Tallaabooyin Dib Loogu Xoraynayo Deegaano Ka Maqan Gacanta Puntland

Garowe:31-Jan-2014 (SDN)-Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Puntland, ayaa Durtaba La Dareemayaa inay Keentay Saan Saan Colaadeed oo ku Soo Aaddan Deegaanada  Bariga Somaliland.  Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka tirsan Isimada Goballada bariga Somaliland, ayaa si-cad u sheegay in Madaxweynaha maamul-gobaleedka Puntland ee Soomaaliyeed Cabdiwali Gas ku heshiyeen inay weerar ku qadaan xaduudaha Goballada bariga Somaliland, […]

Posted in Uncategorized | Read More »