Home » 10:35 pm Entries posted on “July, 2014”

SIR CULUS : Cukuse iyo Fanaaniinta Xiddigaha Geeska iyamaa Khiyaameeyey Qaranimada Somaliland (Nala Daawo)

London (1Aug14SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa si badheedh ah u weeraray fannaaniinta da’da yar ee xiddibiga Geeska, isaga oo ku eedeeyey inay meel ka dhaceen qaranimada Somaliland. Haseyeeshee, Wasiir Cukuse waxa uu eedayntaasi ku hoos-qarinayaa fadeexado heer Qaran Gaadhsiisan oo ka dhex-dillaacay Wasaaradda Warfaafinta, kaas oo kusaabsan Ceeb Qaran oo ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WAXAA BARYAHAN DAMBE AAD LOOGU TACADIYEY XUQUUQDII SAXAFIYIINTA…. GUDOOMIYAHA GARABKA HAWEENKA UCID FINLAND, MARWO SAMIA OMAR HAGI MUSE

saxaafadda somaliland waa Aasaaska Aqoonsiga Somaliland ee Beesha Caalamka, Saxaafaddu Waa Xidhiidka Somaliland iyo Beesha Caalamka ,  Waddan Bila Saxaafad ah Waa Guri Bila Adrees ah waana Asaaska Aqoonsiga Somaliland Ee Beesha Caalamka.  Waddo la Dhisayana Waxaa Dhaanta Biyaha oo dadka la wada gaadhsiiyo???!!!!! Marwalba Waddanka iyo Shacabka Baahidiisa Ayaa Habboon in La hor mariyo Wax […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maayirka Caasimadda Hargeysa oo digniin u diray Sandaqadaha laga hor dhistay guryaha ee wadooyinku Marayan

Hargeysa 31/july 2013 (SDN/QJ)-Maayirka Caasimdda Hargeysa Md:Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko),  ayaa dadwaynaha caasimadda uga digay inay wadooyinka ka dhex dhisaan sandaqaddo, isla markaana amar ku siiyey in maalin walba xaafadda la mari doono oo la dumin doono dukamaadda laga hor dhisto guryaha hortoodda. Maayirku sidaas waxa uu ka sheegay mar uu maanta kormeer ku tagay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Salaadiinta Iyo Madax Dhaqmeedka Gobolka Maroodi Jeex Oo Ka Biyo Diiday Banka Qool-Caday Go’aamo Adagna Kasoo Saaray

Hargaysa 31 july 2014 (SDN/QJ)- Madax Dhaqameed Ka soo jeeda gobolka maroodijeex kala ahna Suldaan Cali Baane,Caaqil Aabi,Caaqil Maxamed Weerar, Caqil Cabdi Jaamac  Iyo Odayaasha Degan Deegaanka Banka Qool-caday Ayaa Maanta Si Wada Jir Shir Jara’id Ugu Qabtay Hotel Baane Ee Magaalada Hargaysa,Ku Dhaleceeyey Sida ay wasaarada xanaanada xoolaha somaliland u maamushay banka qool-caday Shirkan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

What’s Drawing Somali-American Teens To Foreign Militant Groups?

MINNEAPOLIS — Abdi Mohamed Nur, a 20-year-old Somali-American, reportedly left his family in Minnesota to travel to Syria to join and fight alongside the Islamic State (formerly known as the Islamic State of Iraq and Syria, or ISIS) last month. Earlier this month, the FBI’s office in Minneapolis said Nur and about 15 other people […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Red Cross scales up efforts as UK government releases funds for the response

The British Red Cross will this week deploy two more specialist delegates to West Africa as governments and aid agencies scale up efforts to curb the spread of the deadly Ebola virus in the region.   A health delegate and logistics expert are being sent by the charity to Sierra Leone and Liberia respectively, to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

PM Abdiwali welcomes agreement to form new administration in central Somalia

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed alongside H.E President Hassan Sheikh Mohamud presided over the signing of the Central Regions State formation agreement. This landmark occasion has moved the nation forward in terms of rehabilitation and peace building throughout the region. Delegations from the Regional State of Galmudug, the Administration of Himan & Heeb […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Ururka Mihnadlayaasha Saxaafada Somaliland ee Solja oo Magacaabay Xubnaha Gudida Qabanqaabada Shirweynaha 5aad

Hargaysa 31.July 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf ayaa manta magacaabay Guddida qaban qaabada Shirweynaha 5aad ee Ururka oo ku began bishan sideedaad. Guddoomiyaha SOLJA isagoo ka duulaya sharciga iyo Dastuurka Ururka oo Awood u siinaya magacaabisat guddida qaban qaabada waxa uu si rasmi ah manta u soo saaray liiska Toddoba […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Raysal Wasaaraha Israa’il oo Nidar Ku Maray Si Kasta oo Xabad Joojin loo Sameeyo inaanu Joogsanayn Dagaalka Qasa

Gaza 31,July 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in ciidammada dalkiisa ay sii wadi doonaan duulaanka Qaza tan iyo inta ay ka burburinayaan dhammaan marinada dhulka hoostiisa ah ee uu ururka Xamas dhistay. Netanyahu ayaa intaa ku daray in burburinta marinada dhulka hoostiisa ah aanay joojin doonin xataa haddii la gaadho xabbad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Sawirrada Gidaarrada Hargaysa Lagu Xardho Asal Ma Ku Leeyihiin Faraaciyiintii Hore” Warbixin Xiiso leh oo Wargayska Al-Ahraam ka Qoray Hargaysa

Hargaysa 31.July 2014 (SDN/QJ)- Qoraaga iyo saxafiga reer Masar ee Caadif Saqar oo ah khabiir ku xeel dheer arrimaha Carabta iyo Afrika kana tirsan wargeyska Al-Ahraam ayaa qormooyin taxane ah oo uu toddobaadadii ugu dambeeyey kaga waramayey dalalka Afrika ee ay Masar xidhiidhka leeyihiin ama ay ku qasban tahay Masar in ay xidhiidh la samayso […]

Posted in Uncategorized | Read More »