Home » 5:26 pm Entries posted on “March, 2024”

Qarax Madheera ka dhacay iyo khasaare uu sababay

Madhera March 25, 2024 (QJ) -Wararka naga soo gaaraya Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta halkaasi uu ka dhacay Qarax Khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay. Qaraxa ayaa ka dhacay hotel yar oo ku yaala bartamaha magaalada Mandheera, waxaana goobta qaraxa uu ka dhacay ay ku dhowdahay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaabiis Iran u dhashay oo la siidaayay

Muqdisho March 25, 2024 (QJ) -Dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga ka sii deysay 35-ruux oo dhamaantood u dhashay dalka Iran, kuwaasi oo u xirnaa kalluumeysi sharci darro ah oo ay ka sameynayeen biyaha Soomaaliya. Wasiirka kumeel gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa sheegay in 35-ka ruux ee Iran laga musaafuriyay dalka, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SSC-Khaatumo oo eedesay dawlada dhexe

Lascaanood March 25, 2024 (QJ) -SSC-Khaatumo ayaa ku eedaysay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya in ay Somaliland u weecisay mashaariic horumarineed oo la doonayay in lada hirgeliyo gobollada SSC-Khaatumo, taas oo muujinaysa in dawladda Faderaalku wali aaminsan tahay in gobollada SSC-Khaatumo ay ka tirsan yihiin Somaliland. Hogaamiye ku xigeenka SSC Dr. Maxamed Shiine ayaa sheegay in […]

Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UN issues a Gaza ceasefire

NY March 25, 2024 (QJ) -The United Nations Security Council has issued a resolution urging for an “immediate ceasefire” in Gaza, following the United States reversing its previous position The resolution also calls for an immediate and unconditional release of all hostages. The resolution, presented by the 10 non-permanent members of the Security Council, demands […]

Posted in news in English | Read More »

Somalia: Authorities apprehend 16 suspects linked to the SYL Hotel attack

Mogadishu March 25, 2024 (QJ) -The security agencies of the Federal Government of Somalia who investigated the attack carried out by al-Shabaab militants on the SYL Hotel in Mogadishu on March 14, 2024, have apprehended 16 suspects linked to the attack. The National Intelligence and Security Agency (NISA) announced that they had successfully captured Abdinasir […]

Posted in news in English | Read More »

Saraakiil loo qabqabtay weerarkii SYL Hotel

Muqdishu March 24, 2024 (QJ) -Laamaha ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo baaritaan ku sameeyay weerarkii dagaalyahannada Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho 14-kii March, 2024, ayaa gacanta ku dhigay 16 ruux oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen weerarka. Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa waxay shaaca ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fiqi oo u jawaabay Farmaajo iyo Shariif

Muqdisho March 24, 2024 (QJ) -Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Axmed Maxamed Fiqi ayaa sheegay in aysan jirin shaqsi ama koox awood u leh in ay is hor istaagto wax ka bedelka dastuurka Soomaaliya. Wasiir Fiqi ayaa ku nuux-nuux saday in dowladdu aysan maaweelin doonin siyaasiyiinta ka hor imaanya in dastuurka si sharciga waafaqsa wax […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

QM, UNICEF iyo Soomaaliya oo kawadahadlay xuquuqda caruurta

Muqdisho March 24, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda difaaca Xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing iyo Madaxa Hay’adda UNICEF Wafaa Saciid. Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa ku nuux-nuux saday muhiimadda ay dowladda Soomaaliya siineyso la dagaalanka askareynta carruurta, gaar […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumada Soomaaliya oo qorsheyneysa sugnaanta dhaqaalaha

Muqdisho March 24, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay sidii loo horumarin lahaa kobaca dhaqaalaha iyo siyaasadda dowladda, iyadoo la waafajinayo qorshaha guud ee dowladda Soomaaliya ee dhismaha dowladnimada. Si loo gaaro xasillooni dhaqaale, loona yareeyo saboolnimada, Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Burcad badeed Soomaali ah oo Hindiya lagu maxkamadeenayo

Mumbai March 23, 2024 (QJ) -Burcadbadeeda Soomaalida ee laga dul qabtay markabka MV Ruen ayaa hadda lagu wareejiyay Booliska Mumbai, kuwaas oo la sheegay in ay u diyaarinayaan in Maxkamad la soo taago. Soomaalida ayaa loo heystaa falal burcad badeednimo, afduub iyo in ay si xun ula dhaqmeen Hindi la sheegay in ay qabteen, sidoo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »