Hargaysa 09.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Nuux Sheekh Muuse Ducaale ayaa Maanta Faahfaahin ka bixiyay 452 Xubnood oo ay Imtixaan ka Qaadeen kuwaas oo 49 ka Mid ah Hore u Shaacisay Wasaarada Arrimaha Guduhu inay u qaadanayso Shaqaale.
Munaasibada Qaadista Imtixaankan Waxaa ka Qayb galay Xildhibaano ka Tirsan Golayaasha Qaranka, Mas’uuliyiin ka Socday Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Marti sharaf kale.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalkii Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Daacad09.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
