Uncategorized

Xafladda Taageerada Dowladda ee Lagu Qabtay San Diego, California

BAYAAN LAGU TAAGEERAYO:

ü DAWLADDA FEDERAALKA SOOMALIYEED

ü MADAXWEYNE  XASAN SHEEKH MAXAMUUD

ü GUDOOMIYAHA BAARLAMANKA PROF. MAXAMED CUSMAAN JAWAARI

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee deggan San Diego iyo nawaaxigeeda ay qabteen xaflad lagu taageerayo dawladda cusub ee Soomaaliyeed iyo madaxweynaha cusub ee la doortay Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka Soomaliyeed Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari.

Waxaannu Ilaahay uga baryaynaa in xilkaa loo doortay uu u fududeeyo ayna ugu adeeggaan bulshada Soomaaliyeed si cadaalad, midnimo, iyo sinaani ku dheehan tahay.

 

HALKAN KA DAAWO SAWIRADA XAFLADA

Mahadsanid,

 

Jaaliyada Soomaliyeed ee San Diego iyo Nawaaxigeeda ku Nool.

 

San Diego, California