Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Wasiirrada wasaaradaha waxbarashada iyo Warfaafinta iyo wacyigelinta ayaa ka hadlay xuska maalinta shuhadada SNM waxana ay wasiir samsam cabdi aadan halkaas kaga dhawaaqday inay sanduuqa mujaahidiinta SNM ugu deeqi doonto $5000 Dollar si wax loogu qabto mujaahidiinta dhaawaca ah ee la jiifa diiftii ka soo gaadhay daqaaladii qadhaadhaa ay dalkan u soo mareen.
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Zam Zam Cabdi Aadan ayaa Tilmaantay Qiimaha uu Qaranka Somaliland ugu fadhiyo Halgankii dib u Xoraynta Wadanka ee SMN Horseedka ka ahayd.
Halkan Guji oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Wasiirka Waxbarashada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ZamZam17oc.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
