London06Jan13(SDNAgaasimaha tv ee qarada yurub hctv siciid Cabdi saleebaan ayaa waraysi gaban oo uu siyey qurbejoog.com xafiiskooda uk ayaa Waxa uu ugu bishaaranayaa Shacbi-weynaha somaliyeed ee ku dhaqan maraykanka iyo canada laga bilaabo 01.01.2014 ay ka daawan karaan Sateliteka Galaxy- 19 is located at 97 Degrees West taas oo kor u qadaysa in bulshawayntaas ay ku farxi donaan baraamijyo tayo leh anay toos ugala socon donaan baramijyada ka baxa tvga hctv oo wariiyaal laga yaqaano ummada afka soomaliga ku hadlaa ku soo bireen agasimaha ayaa waxa kale oo ugu balan qaday macaamisha reer yurub inay u hayaa baramijyo live ah oo raali galiya hadanu nahay shabakda qurbejoog waxanu si toosa idinku soo gudbin dona baramijyada livka ah.

Galaxy 19 is located at 97 Degrees West
Transponder 12
Downlink Frequencies 11935.5 Horizontal
Symbol Rate 20000
FEC 3/4
Free To Air
