Uncategorized

Agaasimaha Tvga HCTV siciid Cabdi saleebaan oo waraysi gaban siyey qurbejoog ayaa waxa uu shegay in uu galay tvga HCTV sateliteka Galaxy19 oo laga daawado Waqooyiga Ameerika

London06Jan13(SDNAgaasimaha tv ee qarada yurub  hctv siciid Cabdi saleebaan  ayaa waraysi gaban oo uu siyey qurbejoog.com xafiiskooda uk ayaa  Waxa uu ugu bishaaranayaa Shacbi-weynaha somaliyeed ee ku dhaqan maraykanka iyo  canada laga bilaabo 01.01.2014 ay ka daawan karaan Sateliteka Galaxy- 19 is located at 97 Degrees West taas  oo kor u qadaysa in bulshawayntaas ay ku farxi donaan baraamijyo tayo leh anay toos ugala socon donaan baramijyada ka baxa tvga hctv oo wariiyaal laga yaqaano ummada afka soomaliga ku hadlaa ku soo bireen agasimaha ayaa waxa kale oo ugu balan qaday macaamisha reer yurub inay u hayaa baramijyo live ah oo raali galiya hadanu nahay shabakda qurbejoog waxanu si toosa idinku soo gudbin dona baramijyada livka ah.

HCTV

 

Galaxy 19 is located at 97 Degrees West

Transponder 12


Downlink Frequencies 11935.5 Horizontal


Symbol Rate 20000


FEC 3/4


Free To Air