Hargaysa 04.March 2014 (SDN)- Masuuliyiin ka tirsan Gudida Caddaalada oo uu mid tahay Gudoomiyaha Maxakamadda sare ayaa maanta si wada jir ah uga hadlay arimo ay ka mid ahayd cabshooyin ay Xukuumadda u jeediyeen xubno ka tirsan Garsoorka gobolka Maroodi jeex.
Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali oo ah Gudoomiyaha Gudida Sare ee Cadaalada ayaa ku dheeraaday Madax banaanida Garsoorka .
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalada Gudida Cadaalada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/GudiCadaalad.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
