Uncategorized

Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Si Labac Labac ah uga Hadlay Fara gelinta Xukuumada ee Garsoorka {DHAGAYSO}

bbbb5Hargaysa 04.March 2014 (SDN)- Masuuliyiin ka tirsan Gudida Caddaalada oo uu  mid tahay Gudoomiyaha Maxakamadda sare  ayaa maanta  si wada jir ah uga hadlay arimo ay ka mid ahayd  cabshooyin  ay Xukuumadda u jeediyeen xubno ka tirsan Garsoorka gobolka Maroodi jeex.

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali oo ah Gudoomiyaha Gudida Sare ee Cadaalada ayaa ku dheeraaday Madax banaanida Garsoorka .

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalada Gudida Cadaalada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/GudiCadaalad.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com