Uncategorized

“Tabasho Way iman kartaa oo Dad Wada Shaqaynaya ayaa la Yahay” Wasiirka Wasaarada Caafimaadka {DHAGAYSO}

xaglo toosiye okHargaysa 08.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Cadeeyay in aanu Jirin Wax Khilaaf ah oo soo Kala Dhex galay isaga iyo Xukuumada,Waxaanu intaas ku daray inay Tabashadu iman karto markasta oo Wada Shaqayni ay dad Kulmiso .

Wasiirka oo Maanta ka Hadlayay Mar uu Warfidiyeenada kula hadlayay Mid Ka Mid ah Huteelada Hargaysa Waxa uu Waxba kama Jiraan ku Tilmamay War ay Faafiyeen Wargaysyada iyo Mareegaha Internetka oo ka hadlayay Khilaafka Xukuumada iyo Wasiir Xaglo toosiye.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA WASIIRKA CAAFIMAADKA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/wasiirkacaafimaadka.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com