
Hargeisa 23/oc/2014(SDN/QJ)xisbiga mucaaridka eee wadani ayaa maanta ka hadlay doorashada oo ay uga digeen in dib loo dhigo taasi ay ku sabayen xeerkan ay golaha guurtidu dib u soo celiyen iyagoo iyagoo masuliyiinta xisbiga wadani ay xusen inay xukuumadu dabada ka riixayso joojinta xeerkasi oo ay u soo dhexmarayso golaha guurtida sidoo kaena waxay gudoomiyaha golaha guurtida saleban maxamuud aadan ay ku eeden inuu heshiis la oo galay xukuumada ugu kordhinayo sidoo kalena waxay gudoomiyaa guurtida uga digeen inuu xeerka mar kale horistago
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
