Uncategorized

Xisbiga Mucaaridka Wadani Ayaa Maanta Ka Hadlay Soo Celinta Xeerka Diiwan Galinta Codbixiyasha Dorashoyinka Lagu Wado Inay Dhacaan Sanadka Soo Socda

A-WADANI-LOGO-11

Hargeisa 23/oc/2014(SDN/QJ)xisbiga mucaaridka eee wadani  ayaa maanta ka hadlay  doorashada oo ay  uga digeen  in  dib  loo dhigo  taasi  ay ku sabayen  xeerkan ay golaha guurtidu  dib  u soo celiyen  iyagoo iyagoo masuliyiinta xisbiga wadani ay  xusen  inay xukuumadu  dabada ka riixayso joojinta xeerkasi  oo ay  u soo dhexmarayso  golaha guurtida  sidoo kaena waxay  gudoomiyaha  golaha guurtida  saleban maxamuud aadan  ay ku  eeden  inuu  heshiis la oo galay  xukuumada ugu  kordhinayo  sidoo kalena waxay  gudoomiyaa guurtida uga  digeen  inuu  xeerka   mar  kale horistago

 

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com