
Hargeisa 30/11/2014(SDN/QJ)musharaxa madaxwayne ku xigeen xisbiga ucid c/rashiid xasan amataan ayaa habenkii xalay waxa uu qorshayaasha xisbiga ucid ka leeyahay haday ku guulaystan talada dalka ka akhriyey madal ay ku soo dahweynayen tagerayaal badan oo ka soo digo rogtay xisbiga hada talada dalka gacanta ku haya ee kulmiye
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
