|

Daawo:Wasiirka Maaliaya Somaliland C/casiis Samaale Oo Golaha Wakilada Ka Hor Akhriyey Miisaaniyada 2015

samaale

Hargeisa  30/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka  maaliayada  somaliland  c/siis  samaale aya saaka golaha wakiilada somaliland  ka hor akhriyey  miisnaiyada  somaliland ee 2015 iyado  uu wasiirki si  faahfahsan  ugu  waramay  xildhibanada golaha wakilada iasgoo wasiirku  snadkan  xildhibanada ka codsaday  in  cashuuro  badan laga dhaafo  dhamaanwaxyabaha ama qalabka dalka wax taraya

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed