|

Daawo:Musharaxa Madaxwayne Ku Xigen Ee Xisbiga Ucid Oo Habeenkii Xalay Ahaa Soo Bandhigay Qorshayaasha Xisbiga Ucid Ka Leeyahay Talada Dalka

mataan

Hargeisa 30/11/2014(SDN/QJ)musharaxa madaxwayne ku xigeen  xisbiga ucid c/rashiid xasan amataan ayaa habenkii xalay  waxa uu qorshayaasha xisbiga ucid  ka leeyahay  haday  ku guulaystan  talada dalka ka  akhriyey madal ay ku soo dahweynayen tagerayaal  badan  oo ka soo digo rogtay  xisbiga hada talada dalka gacanta ku  haya ee kulmiye

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed