
Hargeisa 31/3/2015(SDN/QJ)safiir ku xigeenka dawlada ingiriiska u fadhida caasimada dalka Etopia ee adisababa iyo wafti ay hogaaminayso ayaa maanta la kulmay shir gudoonka golaha guurtida iyagoo kala hadlaayey xiliga doorashooyinku dalka ka qabsoomayaan
https://www.youtube.com/watch?v=uPs2dWWuQ10
Hargeisa SDn/Qj
Concat@Somalidiasporanews.com
