|

Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku qaabilay Wafti Ka Socday Uk iyo EUda Kulankasi Oo Ay Ku Wehelinayeen Xubno Wasiiro Ah(Sawiro)

0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 unnamed

Hargeisa 31/3/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo isugu jira Safaarada Ingiriisku ku leeyahay Dalka Ethiopia iyo xubno ka socday EUROPEAN UNION.

Waxaana madaxweynaha kulankan ku wehelinaayey wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Arrimaha gudaha, Wasiirka Duulista iyo Hawada, Wasiirka Gaashaandhiga, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.

Waxaana kulanka ka dib ka hadlay wasiirka arrimaha Dibeda Somaliland

Hargeisa SDN/QJ

Concat@somalidiasporanews.com

Comments are closed