Uncategorized

Daawo:Safiir Ku Xigeenka Engriska U Fadhida Ethopia Oo Guurtida Kulan Ay Maanta La Yeelatay Shir Gudoonka Guurtida Su,aalo Ka Waydisay Xiliga Somaliland Doorashooyinku ka Qabsoomayaan

su,aal

Hargeisa 31/3/2015(SDN/QJ)safiir ku xigeenka dawlada ingiriiska u fadhida caasimada dalka Etopia ee  adisababa  iyo wafti ay hogaaminayso ayaa maanta la kulmay shir gudoonka golaha guurtida iyagoo kala hadlaayey xiliga doorashooyinku dalka ka qabsoomayaan

https://www.youtube.com/watch?v=uPs2dWWuQ10

Hargeisa SDn/Qj

Concat@Somalidiasporanews.com