Uncategorized

Gudida Dhismaha Wadada Cad oo beeniyay war uu daabacay wargeys ay maali geliso Madaxtooyada Somalilan

Hargeysa June 21,2015(SDN/QJ)-War saxaafada loogu talogalay oo ay soo saareen gudida qaran ee dhismaha wadadacad ee Hargeysa ilaa ina guuxaa ayaa lagu daadifeeyay war lagu daabacay wargeyska Somaliland Today oo Madaxtooyada Somaliland  maalgelisay.

Warkaa uu wageysku daabacay ayaa lagu sheegay in khilaaf ka dhex curtay gudiida mashruuca dhismaha Wadada  Cad.

Qoraalka beeninta warkaa ayaa sidaan u qornaa:

saxaafada 001

saxaafada 002

 

SDN/QJ-Hargeysa

contact@qurbejoog.com