Hargeysa June 21,2015(SDN/QJ)-War saxaafada loogu talogalay oo ay soo saareen gudida qaran ee dhismaha wadadacad ee Hargeysa ilaa ina guuxaa ayaa lagu daadifeeyay war lagu daabacay wargeyska Somaliland Today oo Madaxtooyada Somaliland maalgelisay.
Warkaa uu wageysku daabacay ayaa lagu sheegay in khilaaf ka dhex curtay gudiida mashruuca dhismaha Wadada Cad.
Qoraalka beeninta warkaa ayaa sidaan u qornaa:


SDN/QJ-Hargeysa
