Uncategorized

War Saxafadeed Xisbiga Ucid ee Uk Qadashada Kadhadhka Xisbiga

London 03Jul13(SDN)Dhamaan Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk waxa lagu war galinayaa in la bilaabay qadasha Kadhadhka Aqooniga Xisbiga Taas oo loogu talagalay Dhamaan Xubanaha Uk  in lagu aqoonsado khadhadhka xisbiga , waxad kala soo xidhidhi doontaa cinwaanka hoos ku qoran.

 

Xoghayaha Xisbiga ee Uk

Mudane :Cabdilaahi Cumar Shaqale

Tel:07883090192

Tel:07947827586

Email:shaqale101@hotmail.co.uk

Xafiiska Ucid ee Uk :

395High Road

Wembley HA96AA

London