admin

Maxamed Cali Yuusuf oo loo doortay madaxa Midawga Afrika

Addis Ababa (QJ) – Maxamuud Cali Yuusuf, Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti, ayaa ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Midowga Afrika (AU) kadib markii codeyn aad loo loolanayay lagu soo gabagabeeyay xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa. Wuxuu helay 33 cod wareegii toddobaad, isagoo ka guuleystay Raila Odinga, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya, kaasoo ku haray wareegii lixaad….

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo u mahad naqay Imaraadka

Dubai (QJ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay taageerada joogtada ah ee dawladda Imaaraadka Carabta (UAE) siiso Somaliland. Wuxuu carabka ku adkeeyay inay ka go’an tahay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, gaar ahaan horumarinta dhaqaalaha iyo horumarka dhinacyada kala duwan ee labada dal. Madaxweyne Cirro…

Read More

Madaxweyne Cirro oo ka hadlay qadiyada Falastiiniyiinta

Dubai (QJ) -Madaxweynaha Somaliland, C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro), ayaa ka hadlay Qadiyada Falastiiniyiinta, ka dib hadal uu u sheegay Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo ku aadanaa suurta galnimada in Somaliland ay martigeliso Qaxoontiga Gaza. Waxa uu ku nuux-nuux saday in Maraykanku taageero siyaasadeed iyo mid milatariba siiyo Somaliland, isla markaana ay dawladdiisu doonayso…

Read More

Hamas set to release three Israeli hostages tomorrow

CAIRO (QJ) An Israeli government spokesperson stated that Hamas must release three prisoners on Saturday; otherwise, Israel will resume its military operations in Palestine. Hamas confirmed its intention to release the three Israeli prisoners as planned on Saturday after delaying the prisoner exchange earlier this week, citing Israel’s violation of the ceasefire agreement in Gaza….

Read More

Guddida doorashooyinka oo baaraya cabashooyin mucaaridku u gudbiyeen

Muqdisho (QJ) – Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa ka warbixiyay cabashooyin ka imaanayay qaar kamid ah ururada siyaasada kadib markii shirkooda uu hakad galay. War-saxaafadeed ay soo saareen guddigu kuma ay xusin cidda masuulka ka ah carqaladaynta arrintan, balse waxay sheegeen inay la shaqaynayaan hay’adaha ay khusayso arrintan si loo baadho, isla markaana…

Read More

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo la kulmay RW iyo Wasiirka Madaxtooyada Imaraadka

Dubai (QJ) – Madaxweynaha Somaliland C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) ayaa maalintii labaad ku sugan dalka Imaaraadka Carabta, halkaasoo uu uga billaabay shirar muhiim ah. Wuxuu la kulmay Sheikh Mohammed Bin Rashid Al-Maktoum, Madaxweyne ku xigeenka iyo Ra’iisul Wasaaraha Imaaraadka, ahna Xaakimka Dubai. Waxa uu sidoo kale la kulmay Sheikh Mansour Bin Zayed Bin Sultan Al-Nahyan,…

Read More

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo heshiisyo kala sexeexday

Muqdisho (QJ) – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Azerbaijan, Ilham Aliyev, ayaa maanta ku kulmay magaalada Baku, halkaas oo ay ku kala saxiixdeen heshiisyo muhiim ah oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dal. Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay kor u qaadista xiriirka ka dhexeeya dalalkooda, iyaga oo diiradda saaraya…

Read More

The UN and the EU to help rebuild Gaza

Gaza (QJ) – With support from the Palestinian Authority (PA), Prime Minister Mohammad Mustafa, the UN Development Program (UNDP), and the International Reconstruction Organization for Palestine have signed a memorandum of understanding (MoU) to undertake operations in Gaza. The agreement, signed at the Prime Minister’s office in Ramallah, located in the occupied West Bank, is…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo ka qeybgalaya shir caalemi ah

Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ka qayb-galaya shir-madaxeedka dawladaha adduunka oo ka dhacaya magaalada Dubai 11-ka ilaa 13-ka bishan. Sida laga soo xigtay madaxtooyadda Somaliland, shirkan waxa ka qayb-galaya madax ka kala socota 30 waddan, waxaana diiradda lagu saarayaa horumarinta dhaqaalaha adduunka, maamul wanaagga, iyo tignoolajiyada casriga ah. Madaxweynuhu waxa…

Read More