admin

” Halganka Aanu Kula Jirno Argagaxisada Waanu Sii Wadaynaa ” Erdogan

Ankara,8,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Turkiga, ayaa Isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxaasi isagoo mid mid u gacanqaaday dhibanayaasha oo rayid u badana, isagoo u rajeeyay in Allaha uu bogsiiyo. Erdogan oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Istanbul, ayaa sheegay in Turkigu uu sii wadi doono dagaalka ka dhanka ah argagaxisada, illaa iyo inta laga…

Read More

Dhalinyaro Ka Hadashay Kulan lagu gorfeeyey Heshiiska Dekedda Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Hargeysa, 8,6,2016 (QJ/SDN) – Xukumadda aya xabsiga dhigtay dhalinyaro dhawaan shir jaraa’id oo ay kaga soo horjeedaan wareejinta dekeda berbera ku qabatay magaalada Hargeysa. Ciidamada Booliska ayaa qabtay dhalinyaro rabay inay mar kale shir jaraa’id ku qabtaan oo ay kaga soo horjeedaan wareejinta iyo heshiiska Dekeda Berbera ayna ku canbaareynayaan xadhiga ay xukumaddu  kula kacday…

Read More

Madaxweynaha Uganda oo Xaaskiisa ku daray Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa

Kampala,8,6,2016 (QJ/SDN) – Arrin si weyn u soo jiidatay Warbaahinta ayay Noqontay kaddib markii madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni uu xubnaha Golaha Wasiirrada Cusub ee Xukuumaddiisa uu kusoo daray xaaskiisa Janet Museveni. Madaxweyne Museveni ayaa Magacaabay 80 Wasiir oo qaar ka mid ah isku Shaan-dheyn dhinaca Xilalka lagu sameeyay. Janet Kataaha Museveni, ayaa noqoneysa…

Read More

Xil. Axmed Gacan Oo Sheegay In Dadka Gaashaamo Lagu Laayey Ay Ahaayeen Shicib Qaarkood Masaajid Loogu Galay

Hargeysa.8,6,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye (Axmed Gacan), oo ah Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Guddaha iyo Nabadgalyada ee Golaha Guurtida ayaa ka hadlay tobannan qof oo iskugu jir Waayeelka, Caruurta iyo Haweenka ee lagu laayey Deegaanka Gaashamo,waxaanu gef iyo khalad ku tilmaamay in dad maatiy oo aan waxba galafsan oo waliba bilaa hub ah in…

Read More

Somaliland Oo Sheegtay In Aan Lagu Wargelin Sababta Wada Hadalladii Soomaaliya Dib Loogu Dhigay, Sheegtayna Wakhtiga Ballanta Danbe

Hargeysa,8,6,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay dib u dhaca ku yimid wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya, ee ka dhacaayey dalka Turkiga, waxaanu sheegay in aan ilaa hadda loo sheegin sababta keentay dib u dhaca balse Ramadaan kadib ay dib u bilaabi doonaan wada hadaladu. Wasiirka…

Read More

Tirada Dhimashada La Xaqiijiyey Ee Rayidkii Ay Ciidamada Itoobiya Ku Dileen Deegaanka Gaashaamo, Ardaayada Ay Ka Soo Jeedaan Iyo Xaaladihii U Dambeeyey

Hargeysa,8,6,2016 (QJ/SDN) – Labadii maalmood ee u dambeeyey waxaa xiisad xoog ah iyo hadal hayn badan ka dhex abuuray magaalada Hargeysa iyo guud ahaan magaalooyinka waaweyn ee Somaliland wararka la xidhiidha dil-wadareedkii ay qaar ka mid ah ciidamada Itoobiya ka geysteen deegaanka Jaamac Dubbad oo dhinaca Bari ka xiga degmadda Gaashaamo oo ka tirsan gobolka…

Read More

This Is The Small Part Of Urgent Correspondence To Ethiopia For Gashamo Region Massacre

By diplomatic vernacular, the armistice and cooperation between neighbouring countries upkeep economic heightening, security enhancement, social sense of camaraderie and positive political constancy. Ethiopia’s miracle double digit economic growth and lucrative maturity as a developmental state derived under the possibility of Somaliland’s success by way of the veneration and respect with its neighbours expressly Ethiopia…

Read More

Wafti Uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka DDSI Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsiyo Sare oo laga hirgeliyey Degmooyinka Awaare iyo Daroor Ee Gobolka Jarar

Daroor,7,6,2016 (QJ/SDN) – Wafti uu hogaaminaye Madaxwayne ku xigeenka DDSI ahna wasiirka waxbarashada DDSI mudane Mawliid Haayir Xasan oo ay ku wehelinayaan wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada DDSI mudane Axmed Maxamed Koore iyo gudoomiyaha gobolka jarar mudane Cabdi Cali Mataan  ayaa siwayn loogu soo dhaweeyay degmada Awaare oo gobolka jarar. Waxaana halkaasi siwayn ugu soo dhaweeyay waftigan, masuuliyiin maamulka degmada awaare…

Read More

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya oo ka Wada-hadlay Xoojinta iyo iskaashiga labada Dal

Nairobi,7,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo Madaxweynaha Dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa maanta kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Kenya ee Nairobi. Labada Madaxweyne ayaa isla Gor-feeyay Arrimaha Qoxootiga Soomaalida ee ku dhaqan Kenya, Arrimaha Amniga, is-kaashiga Dhaqaalaha, isku socodka Shacabka labada Wadan, arrimaha gobolka iyo caalamka. Madaxweyne Xasan Sheekh…

Read More

SIILAANYO: Federaal Somalia ah oo Somaliland ay ka mid tahay Ma jiro kamana Qayb-galayno

Hargeysa,6,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaayo ayaa maanta furayShirka 9aad ee Isku-duwidda Mucaawinooyinka Somaliland oo lagu qabtay Hudheelka Ambassador ee caasimadda Hargeysa. Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah waxa ka qaybgelaya wakiillo ka socda dawladaha Somaliland ka taageera dhinaca hormarka, saaraakiil sarsare oo ka tirsan hay’adaha Qaramada midoobey,laamaha kala duwan…

Read More

SAWIRRO: Dhismayaal Cusub Oo Lagu Kordhiyay Dhakhtarka Degmada Sallaxley

Hargeysa,6,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaa maanta Magaalada Salaxley ka dhacday Xaflad Balaadhan oo ilyartu is qabtay isla markaana Kulmisay Haldoorkii Somaliland . Ujeeddada Xafladdan ayaa ahayd Xadhig ka jaris loo sameeyay Dhismayal Cusub oo Ururka Hayaan ku soo kordhiyay Cusbitaalka SALAXLEY . Waxaana ka soo qeyb galay Xafladdan Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland Mudane C/laahi Maxamed…

Read More

Ciidanka ETHIOPIA Oo Ku Dhawaad 42-Ruux Ku Dilay Deegaanka Gaashaamo Ee DDSI

Gaashaamo,6,6,2016 (QJ/SDN) – Ku dhawaad 42 qof oo shacab ah oo isugu jiray Caruur iyo Haween ayaa la sheegayaa in lagu dilay deegaanka tuulada jaamac dubad oo ka tirsan degmada Gaashaamo ee DDSI, iyadoo arrintani masuuliyadeeda lagu eedeeyay ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya. Magaalada jaamac dubad ayaa ka tirsan degmada Gaashaamo ee dowlad deegaanka Soomaalida…

Read More