admin

Haweenka Soomaaliyeed oo lagu boorriyay inay ka qayb-qaataan doorashooyinka Dalka

Muqdisho, 12,6,2016 (QJ/SDN) -Kulan lagu qabtay Muqdisho ayaa loogu baaqay Haweenka Soomaaliyeed inay ka Qayb-qaataan Siyaasadda Soomaaliya iyo Doorashada la Filayo inay Somalia ka dhacdo daba-yaaqada 2016-ka. Xubnihii ka qayb-galay kulankan ayaa waxaa ka mid ah; Taliska AMISOM, Waxaana lagu dhiirri-geliyay Haweenka Soomaaliyeed inay u kacaan sidii ay xuquuqdooda u soo dhacsan lahaayeen; ayna qayb…

Read More

Xil. Koorre Oo Ciidamada Qaranka Ku Amaanay Doorka Ay Ka Qaateen Nabadayntii Dharkeen-Geenyo

Hargeysa,12,6,2016 (QJ/SDN) – Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay Xaaladii ugu dambaysay ee dagaalkii ka dhacay Dharkeen-geenyo, waxaanu baaq nabadeed u diray Labadii Beelood ee halkaas ku dagaalamaya, waxaanu ugu baaqay inay colada soo afjaraan, oo nabadgalyada qaatan, waxaanu Xukuumadda iyo Ciidamada Qaranka ugu mahadnaqay doorka ay…

Read More

Ismaaciil Buubaa Oo Sheegay In Waddada Loo Maray Aqoonsi Somaliland Ay Mugdi Sii Gelisay Qadiyadda, Farriinna U Diray Saaxiibkii Cali Khaliif Galaydh Iyo Itoobiya

Hargeysa,12,6,2016(QJ/SDN) –  Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta ruug-caddaaga ah ee Somaliland ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya waxa uu kaga hadlay dhacdadii lagu laayey dadka maatida ah ee Deegaanka Gaashamo, waxaanu ku taliyey sharciga la hor keeno dadkii dhibkaas gaystay, dagaalkii ka dhacay Dharkeen-geenyo isaga oo uu si gaar ahna fariin waano…

Read More

Ciidamada Itoobiya ee AMISOM oo looga Dilay Halgan 33 Askari lagana Dhaawacay 64-Askari

Halgan,11,6,2016 (QJ/SDN) – Xaalada deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan ayaa xalay iyo maanta deggenayd, kaddib dagaal culus oo shalay ciidamada Itoobiya ee AMISOM ka tirsan iyo Maleeshiyaadka Al-shabaab ku dhex-maray deegaankaas. Tirada dhimashada labada dhinac ayaan weli xaqiiqo dhab ah loo hayn, balse gudoomiyaha deegaanka Halgan, Guhaad Cabdi Warsame ayaa VOA-da u sheegay in markii…

Read More

Haweeneyda Guddoomiyaha u ah Midowga Afrika oo Cambaareysay Weerarkii Alshabaab Ku Qaaday Halgan

Addis-ababa, 11,6,2016 (QJ/SDN) – Haweeneyda guddoomiya u ah ururka midowga Afrika,  Nkosazana Dlamini-Zuma  ayaa cambaareysay weerarkii shalay xarakada Shabaab ay ku qaaday fariisin ay ciidamada Itoobiya ee AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Halgan oo katirsan gobolka Hiiraan. Wararka qaar ayaa waxay sheegayaan in dagaalkaas oo xooggaanaa oo u dhexeeeyay Al-shabaab iyo AMISOM gaar ahaan ciidamada…

Read More

Maxamed Cali Clay oo Meydkiisa Maanta Lagu Aasay Kentucky, Maraykanka

Washington,11,6,2016 (QJ/SDN) – Meydkii feeryahankii caanka ahaa ee Maraykanka Maxamed Cali Clay ayaa maanta oo Jimce ah waxaa lagu aasayaa Kentucky Maraykanka. Waxaa kasoo qeyb galaaya dad badan oo caan ah sida madaxweynaha Turkiga ee Raccep Tayip Ordagon. Allaha u naxariistee Maxamed Cali Clay wuxuu ahaa feeryahan in kabadan kontan jeer feerka culus ku guuleystay, …

Read More

Dowladda Soomaaliya, AMISOM iyo Itoobiya oo Qaabab kala duwan uga hadlay Weerarkii Halgan

Halgan,11,6,2016 (QJ/SDN) – Inkastoo la sheegay in Khasaare Culus loogu Geystay Al-shabaab Weerarkii ay ku qaadeen saldhigga ciidamada Itoobiya ee Qaybta ka ah AMISOM ee ku yaalla Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan, ayaa haddana Siyaabo kala duwan ay uga Hadleen Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Ammaanka Gudaha Soomaaliya, AMISOM, Dowladda Itoobiya iyo Maamulka deegaanka Halgan. Wasiirka Amniga…

Read More

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo Booqday Xarunta Safaaradii Hore ee Soomaaliya ee Nairobi Kenya

Nairobi,11,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii shalay ahayd kormeer ku tagay xarunta safaaraddii hore ee ay Soomaaliya ku lahayd dalka Kenya oo dayactir lagu wado. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, Jamaal Maxamed Xasan iyo ku xigeenkiisa ayaa xarunta safaaradda ku soo dhaweeyay madaxweynaha, R/wasare ku xigeenka xukuumadda, wasiirka arrimaha…

Read More

Ethiopia: Waan iska caabinay weerarkii ay ku Qaaday Al-shabaab saldhiggeena tuulada Halgan

Muqdisho,9,6,2016 (QJ/SDN) – Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay iska Caabiyeen weerar Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig Ciidamadooda ay ku lahaayeen Tuulada Halgan ee gobolka Hiiraan subaxnimadii hore ee saakay. Safaarada dowlada Itoobiya ee ku taala magaalada Muqdisho ayaa u sheegtay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA in weerarkaasi ay soo qaadeen Al-shabaab lagu Gaar-siiyay khasaaro…

Read More

43-Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka Itoobiya Ee Soomaaliya Ku Sugan Oo Lagu Dilay Deegaanka Halkan Ee Gobolka Hiiraan

Halkan,9,6,2016 (QJ/SDN) – Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa saaka weerar xoogan oo isugu jira ismiidaamin iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen Xero ay Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya ku leeyihiin Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan. Weerarka ayaa ku bilowday is qarxin waxaana xiligaa kadib bilowday dagaal toos ah oo dhax maray dagaalyahanada…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Ehelada Dadkii Lagu Laayay Jaamac Dubbad

Hargeysa. 9,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa dhambaal tacsi ah u diray ehelada dadkii lagu laayay Tuulada Jaamac Dubbad ee Degmada Gaashaamo Ee Gobolka Dhagax buur ee Killalka Shanaad Ee Itoobiya. Warsaxaafadeed ka soo baxay aqalka Madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdiraxmaan Sh. Cilmi Faahiye(Shamax),…

Read More

Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibadda Ee Itoobiya Oo Hargeysa U Imanaya Dhibaatadii Ka Dhacday GAASHAAMO Iyo Xaaladihii U Dambeeyey Ee Deegaanka Jaamac Dubbad

Hargeysa, 9,6,2016 (QJ/SDN) – Wasiirul dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dawladda Fadaralka Itoobiya iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa la filayaa in haddii ALLE idmo Sabtida ay dalka ku yimadaan socdaal ay kulamo la yeelan doonana masuuliyiinta ugu sarraysa qaranka Somaliland. Warar xog-ogaal ah oo uu Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in socdaalka Weftigan Itoobiya uu salka…

Read More