SAWIRRO: Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Cusbitaal Cusub Oo Laga Hirgaliyay Deegaanka Balli-Mataan Ee Degmada Sallaxley
Hargeysa,6,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaa Maanta xadhiga laga jaray Cusbitaal laga hirgaliyay Deegaanka Balli-Mataan ee hoos taga degmada Salaxlay ee gobolka Maroodi-jeex. Munaasibad kooban oo loo qabtay xadhig ka jarista Cusbitaalkaasi oo ka dhacday Deegaanka balli-mataan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Caafimaadka Somaliland Mudane Saleebaan Xaglo-toosiye, Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo…
