SAWIRO: Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Xuska 18-ka May kaga Qayb-galay Togdheer
Burco,18,5,2016 (QJ/SDN) – Magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer, ayaa maanta si ballaadhan loogu xusay maalinta Madax-bannaanida Somaliland oo ku beegan sannad-guuradii 25-aad ee ka soo Wareegtay maalintii Somaliland ku Dhawaaqday inay Somalia ka Go’day 18/5/191. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici ayaa maanta kala qaybgalay xuska sanad guuradda 25aad eek as oo wareegtay aasaaskii Somaliland….
