Kenya: Nin Alshabaab Horay Uga Tirsanaa oo Toogasho Lagu Dilay
Nairobi, 16,5,2016 (QJ/SDN) – Saddex bilood ka hor ayaa Subira Sudi Mwangole iyo 25 kale oo dabley Kenyan ah oo horay uga tirsanaan jiray Alshabaab ay isu soo dhiibeen booliska Kenya, waa sida laga soo xigtay wargeysta The Standard ee kasoo baxa Kenya. Waxaa la sheegay in ninkaas uu ku biiray Alshabaab sanadkii 2008 isla…
