Ismaaciil Buubaa Oo Qaabkii Madaxweyne Siilaanyo Loogu Qaabilay Djibouti Ku Sababeeyay Weftigii La Socday Oo Aan Aqoon U Lahayn Baratakoolka Dawladaha
Haregysa, 14,5,2016 (QJ/SDN) – Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa ka hadlay dooda ka dhalatay qaabkii ay dawladda Djibouti u qaabishay Madaxweyne Siilaanyo, waxaanu khaladka koowaad saaray dadkii la socday Madaxweyne Siilaanyo oo uu tilmaamay inaanay waxba ka fahansanayn baratakoolka dawladaha. Md. Buubaa, wuxuu sheegay in qaabka looga hadlay soo dhawayntii Djibouti loogu sameeyay Madaxweyne Siilaanyo…
