admin

Daawo:- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kormeeray Dekedda Berbera

Berbera (QJ/SDN) – Madaxweyne-ku-xigeenk.Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil “Saylaci” ayaa waxa maanta soo kormeerey qaybaha kale duwan ee dekedda Berber. Waxa uu Saylici ku ammaanay Maareeyaha dekedda Berbera wax-qabad la taaban karo oo uu ka hir-geliyey guud ahaan dekedda Berbera, waxaana uu tilmaamay in uu si hagar la’aan ah uu uga shaqeeyey ballaadhinta, casriyeynta iyo weliba dib-u-habeynta…

Read More

Daawo:- Tv-ga Aljazeera Oo Baahiyay Barnaamij 1998-kii Uu Somaliland Ka Diyaariyay, Oo Taariikh Iyo Dhacdooyin Badan Xambaarsan

Taariikhda Somaliland, dhibtii ka soo gaadhay, Midnimadii Somalia, halgankii dib u xoraynta, nabadayntii beelaha, Saami Qaybsigii iyo sidii ay mar kale Jamhuuriyada Somaliland lugaheeda isugu taagtay. Hargeysa (QJ/SDN) – Telefishanka dalka Qatar laga leeyahay ee Aljazeera, gaar ahaan laantiisa afka carabiga, ayaa dib mar kale u baahisay barnaamij ay 1998-kii, ka diyaariyeen, taariikhda Somaliland, dhibtii…

Read More

SAWIRRO: Shacabka JABUUTI oo u Dareeray Maanta Cod-bixinta Doorashada Madaxweynaha

Jabuuti (QJ/SDN) – Shacabka dalka Jabuuti, ayaa saakay aroortii u dareeray Goobaha cod-bixinta Doorashooyinka Madaxnimo ee Waddankaas oo Jimcaha maanta ah dhacaysa. Doorashadan ayaa waxaa ku tartamaya lix murashax oo uu ka mid yahay madaxweynaha talada dalkaas haya Ismaaciil Cumar Geelle oo ku tartamaya magaca xisbiga aqlabiyadda dalkaas ee UMP. Madaxweyne Geelle ayaa waxaa si…

Read More

MADAXWEYNE XASAN: Ahmiyad ayaan siin doonnaa Caafimaadka oo Muhiim u ah Bulshada

Muqdisho (QJ/SDN) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Federaalka Somalia, ay xoogga saarayso horumarinta adeegyada bulshadu ay u baahan tahay oo uu caafimaadku ugu horreeyo. Xasan Sheekh ayaa hadalkan sheegay maalinta Caafimaadka Adduunka oo 07-da Abiril ku aaddan, iyadoo warbixin ay shalay soo saartay hay’ada caafimaadka adduunka ee WHO ku sheegtay…

Read More

Daawo:- “Soomaali-nimada cuqdad kama qabo walaalayaal, Soomaali-nimaduna maaha wax salka ku haysta Siyaasad” Wasiirka Madaxtooyada

Hargeysa (QJ/SDN) – Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ayaa sheegay in dadka Somaliland aanay cadaawad iyo cuqad midna u qabin walaalahooda Soomaaliya. Wasiir Xaashi ayaa ayaa sidoo kalen sheegin in Soomaali-nimadu aanay ahayn Qaran la wadaago balse ay tahay Qoomiyad iyo af ka dhaxeeya bulsho qaran dalal kala duwan leh. Mudane Maxamuud…

Read More