admin

Somalia’s al-Shabab journalist Hassan Hanafi is executed

Mugadishu (QJ/SDN) – A Somali journalist who helped al-Shabab kill five fellow reporters has been executed by firing squad. Hassan Hanafi, once a respected broadcaster, was sentenced to death last month by a military court in the capital, Mogadishu. He assisted the Islamist militant group by identifying possible targets amongst journalists between 2007 and 2011….

Read More

Daawo:- Arday Reer Somaliland Ah Oo Ka Qayb-galaysa Tartan Caalami Oo Ka Dhacaaya Dalka Qatar

Hargeysa (QJ/SDN) – Afar arday oo reer Somaliland ayaa ka kicitimay magaalada Hargeysa iyagoona gaadhay waddanka Qatar magaalada Dooxa, waxaana ardaydani ay ka qayb-gali doonaan Tartan [Dood] aqooneed heer caalami ah oo ay ka qayb-galayaan waddamada jaamacadda Carabta. Ardayda reer Somaliland eek a qayb-galaysa tartankani ayaa waxa hoggaaminaya maamulaha dugisyada Blooming Cali Axmed Maygaag isla…

Read More

Daawo:- Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Somalia oo Dil Toogasho ah ku Fulisay Xasan Xanafi

Muqdisho,11,4,2016 (QJ/SDN) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somalia, ayaa goor-dhow oo maanta ah xukun dil toogasho ah ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji C/salaan oo laba jeer oo isku xiGta lagu riday xukun dil ah. Xasan Xanafi oo ciidanka nabad-sugidda Somalia loosoo gacan-geliyay dhamaadkii 2014-kii, ayaa makamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka Sida – waxay…

Read More

Djibouti: Doorashada GEELLE guul Caleemo saar ah, mise go’aan xor ah?

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii afaraad loo doortay Madaxweynaha  Dalka Djibouti, doorashadii dhacday maalinkii jimcihii . waxay ahayd doorasho natiijaddeedu iska sii cadahay in Ismaaciil Cumar Geelle ku guulaysan doono, balse jileyaasha Xisbiyada ku loolamayay ayaa muujinayey inay guulaysan doonaan. Ra’iisul wasaare Cabdulqaadir Kaamil Maxamed ayaa Telefishanka Dawladda ka sheegay in…

Read More

SAWIRRO: Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Filim ku saabsan qaabkii uu u dhacay Weerarkii Ceel Cadde

Muqdisho (QJ/SDN) – Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Filim Muuqaal ah oo ku saabsan weerarkii ay ku qaadeen Deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo, gaar ahaan xero ay Ciidamada Milatariga Kenya ku lahaayeen Deegaankaasi. Filimka oo soconaya 48-daqiiqo ayaa waxaa loogu magac daray “Duullaanka Sheekh Abuu Yaxye Al-liibi”Filimkan ayaana lagu soo bandhigay qaabkii uu ku…

Read More

Ciidanka Itoobiya Oo Xabsiga U Taxaabay Suldaanka Guud Ee Beesha Habar-Yoonis

Gaashaamo (QJ/SDN) – Ciidanka Itoobiya ayaa la sheegay inay shalay gelinkii dambe ka kaxaysteen Suldaanka Guud ee beelaha Habar Yoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani iyo odayaal  kale  tuuladda Guba-daalaco oo qiyaas 17km ah dhanka koonfureed ka kulaalaysa xadka Somaliland iyo itoobiya, kana tirsan degmadda Gaashaamo ee gobolka Jarar ee kililka shanaad ee Itoobiya, halkaas…

Read More

Weftigii Dawladda Masar Ee Hargeysa Yimid Oo Cadeeyay Mawqifka Dawladooda Ee Minimada Somaliya

Hargeysa (QJ/SDN) – Weftigii Masaarida ahaa ee dhawaan yimid caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxay kaga hadleen socdaalkoodii Hargeysa iyo mawqifka dawladda Masar ay ka taagantahay midnimada wixii la isku odhan jiray Somaliya. Warsaxaafadeedka oo lagu baahiyay wakaaladda wararka ee dalka Masar, oo uu ku saxeexnaa ergaygii weftiga watay ee wasaaradda…

Read More

Maxaa u Sabab ah Khilaafka soo Noqnoqday ee Xisbiyada Siyaasadeed ee Somaliland

Hordhac Sanadkii 2001 markii dadwaynaha reer Somaliland afti ku ansixiyeen dastuur dhigaya mabaadida dimoqraadiyadda waxay Somaliland u dhaqdhaqaaqday sidii ay u yagleeli lahayd nidaam dawladeed ku sal leh dimoqraadiyad ay hogaanka siyaasadda u hayaan xisbiyo siyaasadeed (Jhazbhay, 2009). Ka hor aftida dastuurka, madaxda dalka waxa soo xulli jiray ergooyin qabiiladu soo dirteen oo shir wayne…

Read More

“Wasiirka Jarmalka Ahi Aniga Ilamuu Soo Xidhiidhin, Anaga Ayaa Jecel Inuu Nala Soo Xidhiidho Oo Uu Dalka Yimaado”

Hargeysa (QJ/SDN) – Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Dr. Sacad Cali Shire, ayaa wuxuu ka jawaabay war uus halay wargeyska Afrika baahiyay, kaas oo nuxurkiisu ahaa in wasiirka dawladda Jarmalka ee horumarinta iyo iskaashiga caalamiga ah Dr. Gerd Muller uu baajiyay safar uu ku iman lahaa Hargeysa, toddobaadkii tagay, ka dib markii uu…

Read More

SAWIRRO: Saxaafadda Somaliland Oo Ka Doodaysa Wax ka baddalka iyo Dhaqan galinta Xeerka Saxaafadda

Hargeysa (QJ/SDN) – Dallada suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa soo qaban-qaabisay kulan lagu lafa guraayo xeerka saxaafadda Somaliland ee xeer No:27/2004, waxaana kulankani uu daba socday kulamo hore oo loogu ololaynaayay wax ka baddalka iyo dhaqan galinta xeerka saxaafadda Somaliland. Kulankan oo mudo Sedex Cisho ah socon doona ayaa waxa lagu lafa guri doonaa Qaybtii…

Read More

Madaxweyne SIILAANYO Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Dhigiisa Dalka Jabuuti GEELLE Oo Markale La Doortay

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa shacbiga iyo dawladda jabuuti, doorashada sida nabadgelyada ah uga qabsoontay dalkaasi shalay oo Jimce ahayd, isagoo si gaara hambalyadaasi ugu diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo markii Afraad loo doortay hoggaaminta dalkiisa. Waxanu madaxweynuhu yidhi “Anigoo…

Read More

War Deg Deg Ah: Qarax Gaadhi loo adeegsaday oo Goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (QJ/SDN) – Waxaa goordhaweyd qarax gaadhi loo adeegsaday uu ka dhacay afaafka hore Maqaayad lagu magacaabo Rajo oo kutaala Xaafada Maana Boolyo ee Degmada Shibis magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa dilay ugu yaraan saddex ruux waxaana ku dhaawacmay ugu yaraan shan…

Read More

Daawo:- Maxkamadda Ciidamada oo Xukun dil Toogasho ah ku Fulisay Raggii fuliyay dilkii Wariye Hindiya

Muqdisho (QJ/SDN) – Maxkamada ciidamada qalabka sida ee DF Somalia, ayaa saaka dil Toogasho ah ku fulisay Rag la sheegay in ay ka dambeeyeen dilkii Hindiya Xaaji Maxamed oo ahayd wariye u shaqeynaysay Radio Muqdisho oo qarax lagu dilay December, 2015-kii. Xasan Nuur Cali Faarax iyo C/risaaq Maxamed Barrow oo Maxkamadaha ciidamadu ay ku Xukumeen…

Read More

Daawo:- Guddoomiyihii Hore Ee Gobolka Banaadir Oo Si Kulul Ula Hadlay Xukuumadda Madaxweyne Xassan Sheekh

Muqdisho (QJ/SDN) – Gudoomiyihii hore Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka Shafiy Sir Badan oo aan horey loo ogeyn asagoona sheegay inuu diiday ka dib markii loo magacaabay Safiirka dalka Soomaaliya ee magaalada Washington ee dalkaas Mareykanka. Gudoomiyihii hore Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo warbaahinta la…

Read More

Natiijada Hordhaca Ah Ee Doorashada Dalka Jabuuti iyo Madaxweyne Geelle Oo Ku Guulaystay

Jabuuti (GM) – Natiijada hordhaca ah ee doorashada dalka Jabuuti ayaa waxa ay sheegaysaa in madaxweyne Geelle markale ku fadhiisan doonno kursiga madaxtinimo ee dalkaasi, isagoona ka guulaystay shantii murashax ee kale. Madaxweyne Geelle ayaa xilka madax-tinimo ee dalkaasi hayay muddo ku siman 17-sanno waana markii Afraad oo la sheego in uu ku guulaysanayo doorasho…

Read More

DHAGEYSO:- Mid ka mid ah Madax-dhaqmeedka PUNTLAND Oo Ku Baaqaya In Reer Koonfureedka laga saaro Deegaankooda

Gaalkacyo (QJ/SDN) – Yaasiin CabdiSamad oo ka tirsan Odoyaasha dhaqanka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ka sheegay in dadka reer Koonfureedka ahi dhibaato iyo qaraxyo ay ka gaystaan deegaanada Puntland, isla markaana ay tahay inay deegaanada Puntland sIda ugu dhakhsaha badan uga baxaan dadka reer koonfureed gaar ahaan gobollada Baay iyo Bakool dadka kasoo jeeda Hadalkan…

Read More