“Arinta UCID Waxba Ka Odhan Maayo, Waar Waxba Ka Odhan Maayo Ayaan Idin Idhi”
Hargeysa (QJ/SDN) – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa sheegay inaanu dhex galayn khilaafka adag ee ka dhex taagan xisbiga UCID. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan oo qaar ka mid ah Warbaahinta shalay kula hadlay xafiiskiisa, ayaa waxa ay warbaahintu su’aashay inuu khilaafka UCID dhex galayo sidii uu u dhex galay khilaafkii xisbiga KULMIYE,…
