Daawo:- Wareysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa
Hargeysa (QJ/SDN – Halkan hoose Ka Daawo Barnaamij Madasha SIyaasiga Bulsho Tv oo lagu wasraday Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa https://www.youtube.com/watch?v=2PSpG3wp9PY

qurbejoog
Hargeysa (QJ/SDN – Halkan hoose Ka Daawo Barnaamij Madasha SIyaasiga Bulsho Tv oo lagu wasraday Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa https://www.youtube.com/watch?v=2PSpG3wp9PY
Hargeysa (QJ/SDN) – Ciidammada Ammaanka, ayaa Suuqa Magaalada Hargeysa ka ururiyey Sameecado badan oo ku Xidhnaa meherado Gaar ah, kuwaasi oo si joogta ah Dadweynuhu uga dhageysan jireen Muxaadarooyin Diini ah oo ay jeedinayaan Culimada Waaweyn ee Soomaalida, sida Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, Sheekh Maxamed Cumar Dirir, Sheekh Maxamed Cabdillaahi Umal, Sheekh Maxamed Cali…
Muqdisho(QJ/SDN) – Ku xigeenka Raysal-wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte [Qaalib] ayaa taageeray go’aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu ku hakiyay diiwaan-gelintii codbixiyeyaasha ee dalka ka socotay. Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in uu madaxweyne Siilaanyo ku hambalyeenayo go’aanka uu ku hakiyay diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha, maadaama bu yidhi ay dalka ka jiraan abaaro….
Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goordhaweyd isku beddel, magacaabis iyo xil ka qaadis ku sameeyay golaha xukuumaddiisa, sida lagu sheegay war qoraal ah oo goordhaweyd kasoo baxay aqalka madaxtooyada Somaliland oo u dhignaa sidan:- WAR-SAXAAFADEED-Taariikh: 03/04/2016 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu…
Hargeysa (QJ/SDN) – Wefti caawimo u siday dadka abaaruhu saameeyeen ee Somaliland iskugu jira Culimo,Abwaano iyo odayaal ayaa ka soo degay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Weftigan oo ay hoggaaminayaan Sheekh Maxamed Xaad iyo Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa mucaawimo ka timid xukuumadda Somaliya u sida dadka abaaruhu saameyeen ee Somaliland. Weftigan oo lagu soo…
Hargeysa (QJ/SDN) – Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka xisbiga KULMIYE Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi), ayaa lagu sheegay in guddiga fulinta KULMIYE ansixiyeen go’aan uu hore guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, uga soo saaray shan xubnood oo ka tirsanaa xisbiga oo lagu eedeeyay inay wada hadalo la fureen mucaaradka. Waxa kale oo la sheegay in…
Jawhar (QJ/SDN) – Saddex toddobaad ka dib Webiga Shabelle, ayaa waxaa uu bilaabay inuu biyo keeno, waxaana laga dareemay qaybo ka mid ah Gobolada Hiiraan & Shabellaha Dhexe. Magaalada Jowhar oo kale oo uu maro Webiga Shabelle, ayaa waxaa maanta lagu arkay iyadoo ay caadi u soo laabanayaan biyihii Webiga Shabelle, taasoo farxad gelisay dadka…
Muqdisho (QJ/SDN) – Ururka Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalladii ay maamulka Puntland kula galeen deegaanno ka tirsan gobollada Mudug iyo Nugaal bishii lasoo dhaafay (16 illaa 22March). Afhayeenka Xarakada Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage [Cali Dheere] ayaa sheegay in ciidankoodu ay dagaallo la galeen maamulka Puntland bishii lasoo dhaafay ee March, isagoona…
Hargeysa (QJ/SDN) – Duqa degmada Sallaxley Shiine Tahar ayaa sheegay in uu ka badbaaday rasaas ay ku fureen dabley ku sugan Goobta lagu magacaabo Xawaalka Waran-cadde oo ka tirsan degmada Sallaxley xilli uu halkaasi kormeer shaqo ku maraayay. Mudane Shiine iyo wefti la socday oo halkaasi gaadhay maalinkii jimcihii (31,3,2016) la soo dhaafay ayaa sheegay…
Berbera (QJ/SDN – Iyadoo muddooyinkii ugu danbeeyay ay abaar xooggani ka jirtay deegaannada Somaliland ayaa waxa lagu so warramayaa in Roobabkii Gu’ga ee raagay ay ka curteen deegaanno hoos yimaada gobolka Saaxil oo ay ka mid tahay degmada Sheekh iyo Mandheera. Halkan Guji Oo Ka Dhagayso Roobabka Ka Curtay Gobolka Saaxil
Muqdisho (QJ/SDN) – Ugu yaraan Afar qof ayaa siyaabo kala duwan loogu dilay maanta magaalada Muqdisho, waxaana dilalkan geystay kooxo hubeysan oo watay gaadiid, iyadoo afarta qof ee la dilay ay qaarkood ahaayeen saraakiil ka tirsanaa Sirdoonka Somalia. Kooxo hubeysan ayaa degmada Wadajir ee gobolka Banaadir baqadii maanta ku dilay laba ruux oo midkood uu…
Hargeysa (QJ/SDN) – Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, oo ahaa wasiirkii hore ee khaarajiga, ayaa si rasmi ah uga cudur daartay inay ka mid noqdaan guddiga ictiraaf raadinta Jamhuuriyadda Somaliland ee uu Madaxweyne Siilaanyo magacaabay bishii hore. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay in Prof Samatar iyo Dr. Maxamed, ay…
Hargeysa (QJ/SDN) – Wasiirkii hore ee wasaaradda madaxtooyad Somaliland mudane Xirsi cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee dalka isagoona dareenkiisa muujiyay.
Somaliland’s parliament on Saturday began debate on a law proposing changes to the country’s voter registration. The head of state has submitted a letter to the parliament asking the body to amend the VR laws after the president has appealed NEC to postpone voter registration exercise due to a drought which has hit most of Somaliland’s…
TACSI MADAXWEYNE – 02/04/2016 Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, geerida ku timid Dr. Cumar Cilmi Dixood oo ku geeriyooday maanta Magaalada Hargaysa, madaxwaynuhu wuxuu si gaara uga tacsiyadaynayaa qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Dr. Dixood, iyo dhammaan shacbiga Somalilandba. Madaxwaynuhu wuxuu…
Muqdisho(QJ/SDN) – Xarakada Al-Shabaab ayaa magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe, waxa ay meel fagaare ah galinkii danbe ee shalay ku toogatay nin la odhan jiray Ciisa Jemis Mwaisiga. Ninkan oo u dhashay dalka Tanzania, da’diisana lagu sheegay 27 sano jir, ayaa waxa uu ka tirsanaa ciidanka jabhadda ee xarakada tan iyo 2013-kii, sida lagu…
Hargeysa (QJ/SDN) – The special adviser of the President of the Republic of Somaliland Dr. Omar Elmi Dixood has on Saturday died in Hargeisa the capital city of Somaliland. Dr. Dixood was among the founders of the liberation party Somali National Movement [SNM], which was armed rival to the regime of the late President of…
Hargeysa (QJ/SDN – Waxa Maanta magaalada Hargaysa ku Geeriyooday la taliyihii gaar ahaa ee madaxweyne Siilaanyo Dr Cumar Cilmi Dixood oo xanuun kedis ah oo ku soo booday u dhintay. Dr Dixood ayaa ka mid ahaa Aasaasayaashii ururkii SNM ee ka Soo horjeeday nidaamkii madaxweyne Maxamed Siyaad Barre. Dixood ayaa hadda muddo ahaa la-taliyaha gaar…
Hargeysa (QJ/SDN) – Qaar ka mid ah Odayaasha iyo waxgaradka gobalka Maroodi-jeex ayaa teegeeray in diiwaangalinta la hakiyo si taageero loogu muujiyay dadka abaaraysan ee reer Somaliland oo haatan u baahan gurmad laxaad leh.
Hargeysa (QJ/SDN) – Xildhibaanada golaha wakiilada ayaa laga hor akhriyay in dib loo habeeyo xeerka diiwaangalinta doorashooyinka oo madaxweynuu uu u soo gudbiyay.