admin

Daawo:- Tartan Orod oo Caalami ah oo markii ugu Horreysay lagu Qabtay Dalka Djibouti

Jabuuti (QJ/SDN) – Tartankaan Oroddo oo Caalami ah oo ay ka Qayb-galeen orod-yahanno ka socday dalal badan oo ka tirsan Qaaradaha Afrika, Aasiya iyo Yurub ayaa shalay ka dhacay garoonka Guuleed ee xarunta dalka Jabuuti. Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Maxamed Cali Xumud, Ra’iisl Wasaaraha Jabuuti, C/qaadir Kaamil Maxamed, wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha,…

Read More

MADAXWEYNE XASAN: Hawl-gallo ka dhan ah Al-shabaab ayaa ka billowday Gobollada Dalka

Muqdisho (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh  Maxamuud ayaa xalay sheegay inuu billowday duullaan looga horjeedo Al-shabaab, kaaso uu sheegay inay wadaan ciidamada xoogga Somalia iyo kuwa AMISOM. Xasan Sheekh ayaa hadal uu ka jeediyay kulan lagu qabtay madaxtooyada ka shaaciyay in howlgalladaan ay yihiin kuwo la doonayo in Al-sabaab looga saaro deegaannada ay weli…

Read More

Tobankii Sano ee Lasoo Dhaafay oo Ilaa 100 Soomaali ah Lagu Dilay Canada

Toronto (QJ/SDN) – Tan iyo sanadkii 2005 waxaa dalka Canada siyaabo kala duwan loogu dilay dhallinyaro Soomaaliyeed oo gaadhaya ilaa 100. Badi lama helin oo gacanta laguma soo dhigin dadkii ka dambeeyay dilkooda. Waxaa falal dambiyeedkaas badankoodu ka dhaceen magaalooyinka Calgary, Edmonton iyo kuwo kale sida caasimada Toronto. Qofkii ugu dambeeyay ee maqaadiirtaasi ku habsatay…

Read More

Daawo:- Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Madaxweyne Siilaanyo U Jeediyay Shacabka

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland ayaa  khudbad muuqaal ah kasoo dhex diray madaxtooyada, isagoona khudbaddiisaas kaga hadlay arrimo badan, oo ay ka mid yihiin, abaaraha baahsan ee dalka ka jira iyo Hakinta diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Madaxweynuhu waxa kale oo uu shacabka Somaliland usoo jeediyay in Alle ay baryaan, si uu nicmadiisa innoogu shubo oo uu abaaraha…

Read More

Madaxwaynaha Somaliland Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Xaallada Dalku Xilligan Ku Sugan Yahay

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shacbiga u jeediyey khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa, taas oo uu kusoo beegay, kagana hadlay Abaarta ba’an ee reebtay riiqda badan iyo Arrimaha la xidhiidha doorashooyinka horaanta 2017. Madaxweynuhu wuxu hadalkiisan ku sheegay inuu go’aamiyey in muddo bil ah diiwaangelinta codbixiyeyaasha la hakiyo…

Read More

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ka Hadlay Hakinta Diiwaan-gelinta iyo Khilaafka Xisbiga UCID

Hargeysa (QJ/SDN) – Suldaanka guud ee Beellaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdillaahi ayaa habeenkii xalay waraysi dhinacyo kala duwan taabanaya oo wax lagaga waydiiyay xaalladda guud ee dalku ku jiro, gaar ahaanna arrimo ay ka mid yihiin dib u dhigista diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka, khilaafka siyaasadeed ee ka dhex qarxay mar kale xisbiga UCID…

Read More

AKHRISO: Warqadda Uu Madaxweyne Siilaanyo Usoo Diray Golaha Wakiilada, Xisbiyada Qaranka iyo Guddida Doorashooyinka

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland MD.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa warqad usoo diray Guddida Doorashooyinka, Golaha Wakiilada iyo xisbiyada qaranka, warqaddaasi oo ku aadaneed Hakinta diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Haddaba Halkan hoose ka akhriso Nuqul ka mid ah warqaddaasi oo ay heshay shabakadda Qurbejoog.Com

Read More