Xukunka Xabsiga Dheer Ah Ee Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid Oo Gil-gilay Masaajidda Magaalada Hargeysa
Hargeysa, 12,4,2016 (QJ/SDN) – Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo ka mid ah abwaaniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha magaalada Hargeysa ayay maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ku xukuntay xabsi muddo dheer ah, kaasi oo lagu sheegay illaa Afar sanno. Inkastoo aan si rasmi ah loo garan karin mudada xabsiga lagu xukumay abwaanka maadaama aan warbaahinta loo soo…
