admin

Detained Independent Reporter in Somaliland Freed

BUROA— Somaliland authority has freed today an independent reporter without charge yesterday after being arrested for instigating violence in the country. The deputy chairman of Somaliland Jouranlists Association (SOLJA) Mr. Kayse Ahmed Digale has brokered the release of Mr. Abdimalik Muse Oldon who spent 9 days in government captivity. The country’s supreme court has made the order to…

Read More

“Madaxweyne Aan Dunidda Ka Barano Sida Fudud Ee Looga Guuleysto Musuq-maasuqa,.” Dr.Xuseen Xoog

Soomaalida badankeedu marka dhinac laga eego xaaraan culus uma taqaan boobka hanti la wada leeyahay, gaar ahaan ta dawladda. Waxaan is-leeyahay waxa u sabab ah dhaqankoodii hore oo aanay ku jirin xoolo la yidhaa ha la wada ilaashado dadkay ka dhexeeyaan e’; waxay se yaqaanneen xoolahaaga ilaasho. Waxaan sidaa u leeyahay had iyo jeer waxaad…

Read More

Dhiiranaanta Yuhuudda iyo Dhoohanaanta Islaamka = W/Q: Guuleed Maxamed Xaashi

Bismillaah walxamdulilaah walcaaqibatu lilmutaqiin walaa cudwaana illaa caladaalimiin, inkastoo aanan qoraa ahayn haddana waxaan doonayaa inaan halkan kusoo bandhigo macluumaad aan isleeyahay umadda islaamka ah ee afkan aan ku hadlayo ku hadasha waa u dheef ama wuxuunbay ka faa’iidayaan waxa dadka islaamka ah oo dhami ay ka war hayaan dullinimada iyo baaba’a ay umaddii nabi…

Read More

Booliiska Kenya oo Xabsiga ka daayay Wariye loo xiray warbixin uu ka qoray weerarkii Ceel-cadde

Nairobi,26jan,2016(QJ/SDN)-Wariye Madax-bannaan oo lagu Magacaabo, Yaasiin Juma isla markaasna horay oga soo shaqeeyay Taleefishinka NTV, ayaa shalay Damaanad lagu sii daayay ka dib markii uu laba maalmood ku xirnaa Xabsiga ku dhex yaallo saldhiga ciidamada booliska ee Muthaiga. Wariyaha oo loo haystay sheekooyin uu ka qoray iyo waliba sawirro uu ku soo bandhigay boggaga Internet-ka…

Read More

Ciidamada Kenya oo isaga baxay degmada Badhaadhe ee gobolka Jubadda hoose

Badhaadhe,26jan,2016(QJ/SDN)-Ciidamada Kenya ee qeybta ka ahaa howlgalka AMISOM ayaa saaka aroortii hore isaga baxay degmada Badhaadhe ee gobolka J/hoose, halkaa oo ay ku lahaayeen saldhig miilitari. Ciidamada Kenya oo garab ka helaya kuwa dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubaland ayaa degmagaasi Al-shabaab kala wareegay 02-dii bishii Febraayo sanaddii 2012. Gudoomiyaha gobolka J/hoose C/Rashiid Cabdullaahi Gooni…

Read More

Ciidamada Kenya oo isaga baxay deegaanka Ceel-Cade

Ceel-cadde,26jan,2016(QJ/SDN)-Ciidanka dowlada Kenya ee qeybta ka ah ciidanka midawga Afrika ee kusugan wadanka Soomaaliya ayaan saakay isaga baxay deegaanka Ceel Cade ee gobolka Gedo. Dadka deegaanka oo lahadlay Hiiraan Online ayaa sheegay in ciidanka Kenya oo wata dabaabado dagaal iyo baabuurta gaashaaman ay u dhaqaaqeen dhanka xuduuda Kenya ay laleedahay dalka Soomaaliya. Dad deegaanka ayaa cabsi ka…

Read More

Wariye Cabdi Xaaji Goobdoon oo Xalay si lama filaan ah ugu geeriyooday Magaalada Muqdisho

Muqdisho,26jan,2016(QJ/SDN)-Cabdi Xaaji Goobdoon oo ka mid ah Wariyeyaashii udub-dhexaadka u ahaa warbaahinta Somalia ayaa xalay si lama filaan ah ugu geeriyooday Isbitaalka Daarul-shifa ee magaalada Muqdisho. Geerida marxuumka ayaa waxaa saxaafadda u xaqiijiyay wakaalkiis Abuukar Xaaji Goob-doon, isagoo xusay in marxuumka aanu qabin cudur, laakiinse uu sannadkii lasoo dhaafay kusoo booday cudur dhanka neefta ah…

Read More

Somaliland: Diyaarad Duulimaadyo Cusub Ka Bilowday Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Laascaanood

Laascaanood,25,jan,2016(Qj/SDN)-Shirkadda duulimaadyada ee Indean Ocean ayaa duulimaadyo cusub ka bilowday Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Iyadoo shirkaddani ay duulimaadkeeda ku iman doonto todobaadkiiba laba jeer magaalada Laascaanood. Dadka gobolka Sool gaar ahaan magaalada laascaanood ayaa aad usoo dhaweeyay duulimaadyada cusub ee shirkadda duulimaadyada IndeanOcean bilowday. Iyadoona arrintani ay dadka intiisa badan sheegayaan inay sabab…

Read More

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka qayb-galay shir madaxeed ka dhacay Dalka Urdun

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Aqaba ee Boqortooyada Urdun kaga Qayb-galay shir madaxeed gaar ah oo arrimaha Amaanka iyo argagixisada looga hadlayay. Shirkan oo uu martigeliyay Boqor Cabdalla Bin Xuseen ayaa waxaa madaxda kasoo Qayb-gashey ka mid ahaa Madaxweynaha Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, RW dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn, wafdi sare oo ka…

Read More

Kenya oo ku Eedeeysay Beesha Mareexaan Ee Soomaaliya inay ku lug lahayd Weerarkii Ceel-cadde

Nairobi,25jan,2016(QJ/SDN)-Guddi ay dowladda Kenya u magacawday inay baadhaan weerarkii lagu qaaday xerada ciidamada Kenya ee deegeenka Ceel-caede ee Gobolka Gedo todobaadkii hore, ayaa ku eedeeyay beesha Mareexaan inay ka geysatay gacan weerarkaasi oo kooxda Al-shabaaab ay ku qaadday saldhiggaas. Sida uu baahiyay Wargeyska the Standard ee kasoo baxa Kenya, Hordhac baadhitaannno uu sameeyay Guddiga ayaa…

Read More

Soomaali Si Arxan Darro Ah Loogu Dilay Dalka Koonfur Afrika

Ceptown,24jan,2016(QJ/SDN)-Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Caydiid ayaa si arxan darro ah loogu dilay magaalada Ceptown ee dalka Koonfur Afrika, iyadoona sawirrada wiilkan Soomaaliga ah si weyn loogu baahiyay baraha bulshadu ay ku wada xidhiidho ee internetka. Dadka Soomaaliyeed ee isticmaala baraha bulshada ayaa aad uga xumaaday sawirro laga soo qaaday wiilka Soomaaliyeed ee sida arxan…

Read More

Kenya: Suxufi baahiyay Sawirrada Weerarkii Ceel-cadde Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Nairobi,24jan,2016(QJ/SDN)-Boliska Kenya waxay xalay Xabsiga dhigeen Saxafiga lagu magacaabo Yaasiin Jumca oo ka mid ah Suxufiyiinta ugu caansan dalka Kenya. Telefishinka Citizen ayaa baahiyey in Suxufiga Yaasiin Jumca uu ku xidhan yahay Saldhigga Boliska ee Muthaiga ee magaalladda Nairobi, iyadoo la filayo in berrito la soo maxkamadeeyo. Yaasiin Jumca oo horey uga hawlgeli jirey Telefishinka…

Read More

Yemen: Koox ka tirsan Telefishinka Aljazeera oo lagu afduubay Ticis

Ticis,24jan,2016(QJ/SDN)-Shacabka magaalada Ticis ee dalka Yemen ayaa maalintii oo Sabtida dhigay banaanbax looga soo horjeedo wariyayaal ka tirsan Telefishinka Aljazeera oo Isniintii lasoo dhaafay lagu afduubtay magaaladaasi. Wariye Hamdi al-Bokari oo ka tirsan telefishinka Aljazeera qeybtiisa Carabiga asal ahaana u dhashay Yemen iyo kooxdii la socotay ee sawirqaadayaasha ayaa la sheegay inay qafaasheen dad aan…

Read More

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Khudbad xasaasi ah ka horjeediyay Baarlamaanada dalalka Islaamka SAWIRRO

Baqdaad,24jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo wafdi uu hogaaminayo ay Soomaaliya uga qeybgalayaan shirka Baarlamaanada dalalka Iskaashiga Islaamka ee ka socda magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq ayaa maanta khudbad ka jeediyey shirkaasi. Shirka waxaa si rasmi ah u furay Madaxweynaha dalka Ciraaq waxaana isaga iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Ciraaq khudbado ay shirka…

Read More

Somaliland seeks to tackle currency crisis

The President H.E. Ahmed Mohammed Mohamud Silanyo yesterday met with the business fraternity in a meeting billed as very circumstantial and one quite conducive in addressing the inflationary woes afflicting the country’s economy. He was flanked by the VP, the ministers of the Presidency, Finance, Interior, Commerce, Planning, Aviation, Defense, State Ministers for Presidency and…

Read More

Ururka SEYO Oo Soo Saaray Warbixin Tooshka Ku Iftiimisay Nadaafad-darrada Caasimadda Hargeysa iyo Dayaca Dowladda Hoose

Hargeysa,24jan,2016(QJ/SDN)- Ururka dhalinyarada ee SEYO oo ka dhisan magaalada Hargeysa ayaa soo saaray warbixin ay kaga hadlayaan nadaafad darrada caasimadd Hargeysa iyo dayaca dowladd Hoose ee Hargeysa, iyadoona warbixintani ay diirada Saarayso goobaha uu sida aadka ah qashinku uga booxsamay degmooyinka kala ah; Axmed dhagax, Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge. Haddaba, warbixintan oo laba bog…

Read More