Madaxweynaha Somaliya oo sheegay in la adkayn doono ammaanka xeryaha lagu tababaro Ciidamada
Muqdisho,23Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaadey xarun ay Ciidamada Xoogga Dalka iyo Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ku lahaayen Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha, ayaa sheegay in weerarkaasi uu qayb ka yahay falalka ay argagixisada ku doonayaan inay ku wiiqaan horumarka…
