Ururka Midowga Yurub oo Maaliyiin Doolar ugu Deeqay Howlgalka Nabad Ilaalinta AMISOM
Nairobi March 20 2013 (SDN)– Ururka Midowga Yurub ayaa go’aansaday inay bixiyaan taageero dheeraad ah oo ay siinayaan howlgalka AMISOM ee ka socda Soomaaliya,kaasi oo ay sheegeen inuu door muhiim ka cayaarayo dib u soo celinta Nabadii iyo kala danbeyntii dalka ka jirtay. Midowga Yurub ayaa howlgalka AMISOM ku kordhiyay Lacag gaareysa €33 million,taasi oo…
