admin

    Yemen sentences 17 Somali pirates to 10 years in prison

    SANAA, Feb. 4 — A Yemeni court in the southeastern coastal city of Mukalla on Monday sentenced 16 Somalis to 10 years in prison after convicting them of piracy in Yemen’s territorial waters, the state-run Saba news agency reported. Another Somali received five-year term in jail over the same charge. The defendants were convicted of…

    Read More

      UK to grant £3m aid boost to Somalia

      London Feb 05 2013 (SDN)– Somalia will receive almost £3m in new aid from the UK, it was announced as the country’s president visited London. Some £1.47m will support Somalia’s new government and federal parliament. The other £1.5m million will help provide food for up to 60,000 malnourished children and mothers. Somalia is emerging from…

      Read More

        Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo faah faahin ka bixiyay kulan uu la qaatay Dived Cameron

        London Feb 05 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu faah-faahin ka bixiyay kulan ay wada qaateen Ra’iisul Wasaaraha dalka Ingiriiska David Cameroon kaasi oo ka dhacay dalkaasi. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu sheegay in kulanka Ra’iisul Wasaaraha ay isku soo hadal qaadeen arimo dhowr ah oo ku aadan dalka Soomaaliya. Wuxuu sheegay…

        Read More

          C/fitaax Geesay guddoomiyihii gobolka Bay oo xilkii laga qaaday

          Muqdisho Feb 05 2013 (SDN)– Dowladda Soomaaliya ay xilkii ka qaaday Gudoomiyihii gobolka Bay islamarkaana isbadal ku sameysay Maamulka gobolkaasi. Digreeto uu ku saxiixnaa Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya Prof: Maxamed Sheekh Cusman Jawaari ayaa waxaa isbadal lagu sameeyay intabadan Maamulka gobolka Bay oo uu hogaaminayay C/fitaax Geesey. Digreetada uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Barlamanka ahna kusimaha Madaxweynaha…

          Read More

            Dad la sheegay in ay ka danbeeyeen Bom lagu tuuray Ciidamo boolis ah oo lagu soo bandhigay Muqdisho

            Muqdisho Feb 04 2013 (SDN)— Saraakiisha dhanka ammaanka ee Degmada Xamarweyne ayaa maanta soo bandhigay labo ruux iyo gaari nooca caasiga loo yaqaan oo ay sheegeen in laga soo dhextuuray bam gacmeed ciidamo ka tirsan Dowladda lagu weeraray. Taliyaha ciidamada Degmada Xamarweyne Maxamed Daahir oo maanta warbaahinta kula hadlay degmadaasi ayaa wuxuu sheegay in labada…

            Read More

              Ra’iisul wasaare Saacid oo ka hadlay Dhawrida Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

              Muqdisho Feb 04 2013 (SDN)– Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa waxa uu ka hadlay kaalinta dowladda Soomaaliya ee Xuquuqul Insaanka iyo sidii loo ilaalin lahaa. C/faarax Shidoon Saacid ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliyeed ay ka go’antahay ilaalinta iyo dhawrida xuquuqul Aadanaha, waxaana uu tilmaamay in markasta ay u taaganyihiin ka hortaga waxyeelo…

              Read More

                Faysal Cali Warabe Muxuu ka yiri hadalkii Faroole ee ahaa isku biirida Somaliland iyo Puntland (Dhageyso)

                Hargeysa Feb 03 2013 (SDN)— Faysal Cali Warabe, hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID   ayaa waxa uu ka hadlay war dhawaan ka soo yeeray Hogaamiyaha Maamulka Puntland oo ahaa in ay jiraan wadahadal u dhaxeeya Labada maamul islamarkaana hadii ay go’aan sadaan ay isla go’ayaan hadii kalese ay Soomaaliya kuwada biirayaan. Hoggaamiyaha  xisbiga UCID ayaa…

                Read More

                  Ra’iisul wasaare Saacid oo maanta la kulmay Agaasimayaasha Wasaaradaha Xukuumada Soomaaliya

                  Muqdisho Feb 03 2013 (SDN)– Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saaci, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay dhamaan Agaasimayaasha Wasaaradaha dowladda Soomaaliya kuwaasi oo uu kala hadlay dar-dargalinta howlaha wasaaradaha Xukuumadda uu hogaanka u yahay. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa kulanka uu la qaatay dhamaan Agaasimayaasha waxa uu ka dhacay Xafiiska uu kuleeyahay Dhismaha Madaxtooyada…

                  Read More

                    Uganda advises donors on Somali Police

                    Bihanga Feb 03 2013 (SDN)– Uganda has asked donors supporting the reconstruction of Somalia to work in partnership with each other instead of competing, if the challenges facing the devastated Horn of Africa nation are to be addressed. The minister of defence Dr. Crispus Kiyonga was at the close of the week officiating at the…

                    Read More

                      Uganda oo ugu baaqaday deeq bixiyayaasha in ay taageeraan dib u dhiska Ciidamada Soomaaliya

                      Bihanga Feb 03 2013 (SDN)— Dr. Crispus Kiyonga, Wasiirka Difaaca dowladda Uganda oo ka hadlay xaflad Ciidamo dowladda Soomaaliya tabar loogu soo xirayay oo ka dhacday Xirada Bihanga ee galbeedka dalka Uganda ayaa ugu baaqay deeqbixiyayaasha in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska Ciidamada dowladda Soomaaliya. Wasiirka Difaaca Uganda ayaa tilmaamay in Caalamka looga…

                      Read More

                        CPJ oo Warqad qoraal ah u gudbisay Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska Dived Cameron, WARSAXAAFADEED

                        New York Feb 03 2013 (SDN)—Kulanka aad la qaadaneysid Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Todobaadkan, waxaan jeclaan la heyn aad kula soo qaado arrimihii u danbeeyay ee ay dowladda Soomaaliya sameysay iyo sidoo kale dilaka loo geysanayo saxafiyiinta Soomaaliyeed. Mr. Ra’iisul wasaare, Wasiirka Arrimahada dibada Ingiriiska William Hague waxa uu dhawaan soo bandhigay qorshe cusub…

                        Read More