admin

    Warmurtiyeed laga soo saaray Kulan barlamanka Ururka Midowga Yurub ee ka yeesheen Soomaaliya

    Kulanki ay yeesheen Baralmanka EU ayaa waxaa laga soo saaray Warmurteed looga hadlayo taageerada Yurub ee Soomaaliya. Qodoboada War murtiyadedkana waxaa ka mid ah. 1-Midawga Europe waxaa uu soo dhaweeyay ka gudbidii marxalada KMG iyo fursada taariikhiga ah ee ay u heshay Soomaaliya inay ka tilaabto 20 sano oo dagal socday hambaliyo baarlamanka oo dalka…

    Read More

      Diyaarado dagaal oo duqeyn ka geystay deegaano ka tirsan gobolka Gedo

      Garbahaarey Feb 01 2013 (SDN)— Diyaarado dagaal ayaa xalay duqeyn ka geystay duleedka Magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo sid ay maamulka degmadaasi xaqiijiyeen. Diyaaradahan dagaal oo ay leeyihiin dowladdaha dariska ayaa maamulka waxa ay sheegeen in ay bartilmaameedsadeen fariisimo ay Al Shabaab ku leeyihiin deegaano u dhaw Garbahaarey. Maamulka Gedo ayaa sheegay in duqeynta ay…

      Read More

        Dowladda Sweden oo ciidamo u soo diraysa howlgalka ladagalanka Burca badeeda

        Stockholm Feb 01 2013 (SDN)—Xukumadda Sweden ayaa qaraar ku gaaraty in 260-askarta wadankasi  ah ay kusoo biiriso ciidamada Midowga Yurub ee howlgalka ladagalnaka burcadbadeda Soomaaliya kawada biyaha gobolka. Sweden ayaa arintaani ogolaanshiyo uga haysata golaha amanka ee Q,M tan iyo sanadii 2008-di. Wasiirka Arimaha dibada wadanka Sweden Carl Bildt ayaa shegay in dhibatada koxda burcad badeda…

        Read More

        David Beckham oo mushaar la’aan ugu ciyaari doona kooxda qaniga ah ee PSG

        Paris Feb 01 2013 (SDN)– Xidigii hore ee xulka qaranka Ingiriiska iyo kooxaha Manchester united iyo Realmadrid David Beckham ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax lacag mushahar ah ka qaadandoonin kooxdiisa cusub eek u biiray oo ah Paris Saint German, asagoona intaas raaciyey in waxa ay siiyaan uu ku bixindoono inuu ugu tabaruco hay’adaha ka…

        Read More

          Dagaal qasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan

          Baladweyne Feb 01 2013 (SDN)– Sida ay ku waramayaa wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan, dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda, AMISOM oo dhinac ah iyo Xarakada Al Shabaab ayaa ka dhacay Galbeedka Magaaladaasi. Dagaalka ayaa bilaawaday markii dagaalyanaho ka tirsan Al Shabaab ay weerar ku soo qaadeen barkantorool oo ay…

          Read More

            Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo qaar kamid ah golihiisa wasiirada oo booqasho ku tagay Marka

            Marka Jan 31 2013 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha hoose. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa socdaalka uu maanta ku tagay Magaalada Marka waxaa ku wehliye Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya,Wasiirka gaashaandhiga C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, Wasiirka warfaafinta,isgaarsiinta iyo…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Amaantay Xiriirka Shiinaha kala dhexeeya Soomaaliya

              Addis Ababa Jan 31 2013 (SDN)– Wasiirka arimaha dibada xukuumada Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Haji Adan ayaa si weyn waxay kaga hadashay xariirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo dowlada Shiinaha,iyadoo xariirka Soomaaliya iyo Shiinaha ku tilmaamtay mid wanaagsan. Hadalkaan ayay wasiirada ka sheegtay kadib wareysi qaas ah oo ay siisay wakaalada wararka dalka Shiinaha (Xinhua),waxayna shaaca ka…

              Read More

                Ra’iisul wasaare Saacid iyo Xubno katirsan golihiisa oo booqday Isbital Madiina

                Muqdisho Jan 31 2013 (SDN)– Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo qaar ka tirsan golahiisa Wasiirada ayaa saakay waxa ay booqdeen Isbitalka Madiin ee Magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan bukaano farabadan. Ra’iisul wasaaraha oo ay wehliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Wasiirka Gaashandhigga, Wasiirka Warfaafinta, Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida iyo saraakiil…

                Read More

                  Shir looga hadlayay la dagaalanka Al Shabaab iyo Burcad badeeda oo ka dhacay magaalada Garoowe ee Puntland

                  Garoowe Jan 31 2013 (SDN)— Shirkani oo ay wada qaateen masuuliyiinta maamulka Puntland iyo sidoo kale masuuliyiin ka socotay Qaramada Midoobay iyo Dowladda Denmarka ayaa waxaa looga hadlaye la dagaalanka Al-Shabaab iyo sidoo kale Burcad badeeda. Markii uu soo dhamaaday shirkaasi kadib ayaa waxaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii looga hadlay afhayeenka maamulka Puntland Axmed…

                  Read More

                    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo faah faahiyay kulamo uu la qaatay Madaxda Midowga Yurub

                    Brussels Jan 31 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeri ah wuxuu ka bixiyay kulamo uu la qaatay madax ka tirsan Midowga Yurub oo uu kula kulmay Dalka Belguimka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu sheegay isaga oo uwaramaye laanta afka Soomaaliga ee BBC-da in waxyaabaha ugu muhiimsan oo ay kawada hadleen madaxda Midowga Yurub ay…

                    Read More

                      Ra’iisul wasaare Saacid oo Muqdisho kula kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

                      Muqdisho Jan 30 2013 (SDN)— Raysul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta la kulmay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee arrimaha Siyaasadda ee Qaramada Midoobay Jefery feltman. Waxey labada dhinac ka wada hadleen sidii loo taageeri lahaa dowladda Soomaaliya, waxeyna kulankooda maanta ay ku lafagureyn arrimaha siyaasadda ee dowladda Soomaaliya, Amniga, Garsoorka, iyo dib u dhiska dalka….

                      Read More

                        Al Shabaab oo ku hanjabay weeraro kale oo ay ku qaadaan Xarumaha dowladda Soomaaliya

                        Muqdisho Jan 30 2013 (SDN)— Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay weeraro kale oo qaraxyo ah ay ka geesan doonaan xarumaha Dowladda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Afhayeenka dhanka dagaalada ee Ururka Al-Shabaab C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in qaraxa Shabaab ay ka geesteen Magaalada Muqdisho uu muujinayo awooda Shabaab ay ku…

                        Read More

                          Ra’iisul wasaare Saacid oo si kulul u canbaareeyay Qaraxii maanta ka dhacay Villa Soomaaliya

                          Muqdisho Jan 29 2013 (SDN)— Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa cambaareeyey weerarkii Fashilmay ee uu nin naftiisa Hiligay ku soo qaaday meel ku dhow hoyga uu degan yahay oo ku yaala Xarunta Madaxtooyada. Weerarkan oo uu ku dhintay mid ka mid ah Askartii illaalada ka aheyd hoyga Ra’iisal Wasaaraha…

                          Read More