Ciidamo Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray Magaalada Bihangha ee dalka Uganda
Bihangha Feb 03 2013 (SDN)— Ciidan Soomaaliyeed ayaa waxaa Tababr loo gu soo Xiray Magaaladda Bihangha ee Dalka Ugandha halkaasi oo mudo tababar ugu usocday, kaasi oo la xariira dhinaca Militeriga. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa waxa uu sheegay in uu ku rajo weenyahay in Ciidankaa Tababrka loo soo xiray ay ka…
