admin

    Midowga Africa oo canbaareeyay qaraxii maanta ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya

    Muqdisho Jan 29 2013 (SDN)– Wakiilka Midowga Africa u qaabislasan Soomaaliya Amb. Mohamat Annadif ayaa canbaareeyay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Dhismaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya, waxaana uu ku aamanay Ciidamada dowladda sida ay uga hortageen in qaraxaasi uu qasaaro gaarsiiyo dadk rayidka ah. “Waxaan aan aada u canbaareynayaa weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu lagu…

    Read More

      AMISOM iyo maamulka gobolka Banaadir oo iska kaashanaya olole nadaafadeed oo laga sameynayo Beerta Nabadda

      Muqdisho Jan 29 2013 (SDN)– Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in ciidamada AMISOM iyo sidoo kale maamulka Gobalka uu iska kaashanayo dayactirka beerta Nabada ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in maamulka Gobalka iyo AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ay…

      Read More

        Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo kula leh Xarunta Midowga Yurub Madaxda Ururkaasi

        Brussels Jan 29 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu socdaal ku tagay Magaalada Brusels ee dalka Belguimka halkaasi oo uu kaga qeybgalayo shir ay isugu imaanayaan wadamada Midowga Yurub. Madaxweynaha oo xalay ka ambabaxay Magaalada Addis Abbaba ee dalka Ethiopia markii uu soo dhamaaday shirka Madaxda Midowga Afrika ayaa isaga iyo wafdigii…

        Read More

          Xukuumadda Soomaaliya oo maanta ka hadashay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Villa Somalia

          Muqdisho Jan 2013 (SDN)– Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay qarax ismiidamin ah oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta udhaxeysa SafaaradaEthiopiaiyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee madaxtooyada Soomaaliya. Kadib shirjaraa’id uu ku qabtay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xersi kaasi oo sheegay in ciidamada Dowladda ay fashiliyeen qaraxaasi….

          Read More

            Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay xafiiska Ra’iisul wasaare Saacid ee Villa Soomaaliya

            Muqdisho Jan 29 2013 (SDN)– Wararkii ugu danbeeyay ee aan ka heleyno Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in qof naftii hura ah oo isku qarxiyay Ilinka hore ee Guriga Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu ka daganyahay Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Inta la xaqiijiyay 1-askari ayaa ku dhintay 2-kalana waa ay ku dhaawacmeen qaraxaasi ismiidaaminta ahaa, waxaana…

            Read More

              Ciidamada dowladda Soomaaliya oo la wareegay deegaano Shababa ay ku suganaayeen oo ka tirsan Gedo

              Garbahaarey Jan 29 2013 (SDN)— Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalka Gedo ayaa ka warbixiyay deegaano horleh oo ay sheegeen inay kala wareegeen Ururka Al-Shabaab. Maxamed Axmed Cali oo kamid ah saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalka Gedo ayaa warbaahinta u sheegay in ciidanka Dowladda ay shalay la wareegay deegaan Shabaab ay kaga sugnaayeen Gobalkaasi….

              Read More

                Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabay safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

                Muqdisho Jan 28  2013 (SDN)— Wafdigan ka socda Dowladda Talyaaniga ee maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa hogaaminaye Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya. Markii uu soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Kulanka labada dhinac ayaa waxa ay kaga wada hadleen…

                Read More

                  AU: Ra’iisul wasaaraha Etniopia Hailemariam oo la wareegay hogaaminta Ururka Midowga Africa

                  Addis Ababa Jan 28 2013 (SDN)– Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa la wareegay hogaaminta Ururka Midowga Africa sida laga shaaciyay shirka ka soconaya Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Ethiopia. Hailemariam Desalegn ayaa kala wareegaya xilka guddoomiyaha Ururka Midowga Africa Madaxweynaha dalka Benin Thomas Boni Yayi kaasi oo sanadkii la soo dhaafay xilkaasi hayay….

                  Read More

                    Taliska Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in Ciidamo boolis ah lageynayo gobolada laga saaray Al Shabaab

                    Muqdisho Jan 28 2013 (SDN)— Saraakiisha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa waxa ay sheegeen in Degmooyinka qaar ee Gobalada dalka Soomaaliya la geynayo ciidamo Booliis ah oo ka shaqeeya sugida dhanka ammaanka Magaalooyinkaasi. Sida uu warbaahinta usheegay Shariif Sheekhuna Maya oo ah taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed xilli uu la hadlaye warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in iminka…

                    Read More

                      Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo qubad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirka Midowga Africa

                      Addis Ababa Jan 28 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeedinaye furitaanka shirka Midowga Afrika ayaa wuxuu sheegay in wadamada Midowga Afrika looga baahan yahay in dalka Soomaaliya ay garab istaagaan. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya iminka ay ka baxday KMG iminkana ay tahay Dowlad rasmi ah oo la…

                      Read More

                        Somaliland oo beenisay in qatar Amaan ee ka jirto dhulka ay Maamusho uguna baaqday Ajaanibta in ay sii joogaan

                        Hargeysa Jan 28 2013 (SDN)– Xukuumadda Somaliland ayaa beeninsay waxana kama jiraan ku tilmaamtay war ka soo baxya dowladda Ingiriiska oo sheegay qatar Amaan oo ka jirta Somaliland. Shir jaraa’id oo uu xalay goor danbe ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Somaliland Wasiirka Arrimaha dibada Maamulkaasi ayaa waxa uu ku beeniyay in qatar ka dhan ah Amaanka…

                        Read More

                          Xildhibaano ka socda dowladda Soomaaliya oo shalay gaaray Magaalada Guriceyl ee gobolka Galgaduud

                          Guriceel Jan 28 2013 (SDN)— Waxaa faah faahin ay ka soo baxeysaa tiro Xildhibaano ah oo shalay gaaray Magaalada Guriceyl ee gobolka Galgaduud halkaasi oo ay ka taliyaan maamulka Ahlu Sunna ee dowlda taageersan. Xildhibaanada gaaray Guriceel oo ah kuwo dhamaantood ka soo jeeday gobolada dhexe ayaa waxa ay ka koobnaayeen 5-xubnood waxaana hogaaminayay Xidhibaan…

                          Read More

                            Booliska Soomaaliyeed oo maanta soo bandhigay Nin gacan ku dhiigle ah

                            Muqdisho Jan 27 2012 (SDN)— Saraakiisha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta soo bandhigay gacan ku dhiigle horay fal dil ah Magaalada Muqdisho uga geestay kadibna dalka dibadiisa u baxsaday. Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Generaal Shariif Sheekhuna Maya oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ugu suuragashay inay soo qabtaan C/raxmaan Ciise…

                            Read More

                              Q/M: Muwaadiniin ka soo jeeda dalka Britain oo la sheegay in ay xiriir ku lug leeyihiin Afduubyada ka dhaca Somaliya

                              London Jan 27 2013 (SDN)— Sida laga soo xigtay Wargeyska The Times of London  qeyb kamid ah warbixin qarsoodi ah oo ay Qaramada Midoobay diyaarisay ayaa waxa ay muwaadiniin British ah la xiriirinaysaa Kooxaha Burcad badeeda Soomaalida. Wargeyska ayaa sheegaya in warbixintii 2012kii ay soo saartay kooxda lasocodka xaaladaha cunaqabteen ee Soomaaliya iyo Eritrea qeyb…

                              Read More

                                Ciidamada Mali iyo Faransiiska oo la wareegay Magaalo Istaraatiiji ah oo kutaalla Waqooyiga Mali

                                Gao Jan 27 2013 (SDN)– Ciidamada dowladda Faransiiska iyo kuwa Maali ayaa la wareegay Magaalada Gao ee waqooyiga Maali halkaasi ay ku xooganaayeen kooxaha Islaamiyiinta ah ee Xiriirka la leh Al Qaacidda. Wasaaradda Difaaca dowladda Faransiiska ayaa xaqiijisay in Ciidamada Iskaashanaya ay la wareegeen gacan ku heynta Magaalada Gao waxaana ay intaasi ku dareen in…

                                Read More