admin

    Shacabka Jowhar oo bililiqeystay xafiisyadii Shabaab ee ku lahaayeen Magaaladaasi

    Jowhar De, 09, 2012 (SDN)—Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa guud ahaan Magaalada Jowhar si toos ah gacanta ugu dhigay. Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay inay iminka ku sugan yihiin Saldhiga Degmada Jowhar ee xarunta Gobalkaasi Garoonka…

    Read More

      Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo qabsaday Magaalada Jowhar iyo Mahaday

      Jowhar Dec 09, 2012 (SDN)—Warar hada naga soo gaaraya Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegayaa in ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay gudaha ugaleen magaalada. Sida ay inoo sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa gudaha ugalay magaalada Jowhar. Sidoo kale wararka ayaa sheegayaa in ciidamada…

      Read More

        Khilaafka u dhaxeeya Maamulka gobolka Hiiraan oo sii xoogeysanaya

        Baladweyne Dec 09, 2012 (SDN)—Masuuliyiinta maamulka Gobalka Hiiraan ayaa shaaciyay inuu sii xoogeestay khilaafka udhaxeeya maamulka Gobalka Hiiraan. Guddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka ee Gobalka Hiiraan Axmed Cabdalla Inji oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inuu jiro khilaaf xoogan oo udhaxeeya masuuliyiinta maamulkaasi. Wuxuu sheegay inuu khilaafkaasi udhaxeeyo Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan ee Dowlada Soomaaliya…

        Read More

          Nabad Sugida Bay oo gacanta ku soo dhigtay dad lala xiriirinayo dalal ka dhacay gobolkaasi

          Baydhabo Dec 09, 2012 (SDN)—Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Bay ay ka dhacayeen dilal qorsheysan oo dad shacab ah halkaasi lagu tooganaye ayaa masuuliyiinta ciidanka Nabadsugida Gobalkaasi waxa ay sheegeen inay soo qab qabteen dad lala xiriirinayo inay ka dambeeyaan dilalkaasi. Taliyaha ciidamada Nabadsugida Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay Shiine Barre…

          Read More

            Qarax qasaaro geystay oo xalay ka dhacay Shaneemo kutaalla Magaalada Muqdisho

            Muqdisho Dec 09, 2012 (SDN)—Qarax qasaaro gaystay ayaa waxaa uu ka dhacay xaaly Shineemo ku taal degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Kooxo aan la garanaynin ayaa ku weeraray shineemada dhowr bambaano waxaana ka dhashay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Sida goobjoogayaal noo xaqiijiyeen 10-ruux ayaa ku dhaawacantay qaraxaasi oo ahaa bomka nuuca gacanta laga tuuro…

            Read More

              Maxkamada ciidamada qalabka sida oo Xukun xabsi daa’in ku riday sargaal sare oo ka tirsan ciidanka

              Muqdisho Dec 08, 2012 (SDN)—Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun adag ku riday taliyihii hore ee ciidamada Asluubta Soomaaliyed Jen. Cabdi Maxamed Ismaaciil iyo eedeysanayaal kale ka dib markii lagu helay dembiyo lagu soo eedeeyey. Jen. Cabdi Maxamed Ismaaciil Taliyihii hore ee ciidamada asluubta Soomaaliyeed ayaa lagu eedeeyay qiyaano Qaran oo uu u adeegsaday…

              Read More

                Ciidamo Somali ah oo Kenya soo tababartay oo gaaray gobolka Gedo

                Baladxaawo Dec 08, 2012 (SDN)—Ciidamo la sheegay in dowlada Somalia loogu soo tababaray   gudaha dalka Kenya ayaa soo gaaray degaano ka tirsan   gobolka Gedo oo ay gacanta ku hayaan ciidamada dowlada  iyo milateriga Kenya. Wararku waxay sheegayaan in degaanada ay ciidamadan  cusub gaareen ay ka mid yihiin yihiin Buusaar, Dhamase    iyo Ceel-cadde oo dhamaantood hoos…

                Read More

                  Xildhibaano iyo fanaaniin Somaliyed oo maantay gaaray Magaalada Baladweyn ee Gobolka Hiiraan

                  Baladweyn Dec 08, 2012 (SDN)—Afar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Somaliya  iyo koox fanaaniin ah ayaa maanta ka ambabaxay magaalada   Muqdisho, iyagoo ka degay garoonka dayuuradaha Ugaas   Khaliif oo ku yaala duleedka magaalada Baladweyne ee  gobolka Hiiraan. Xildhibaanada iyo fanaaniinta aya horey u sii raacay   dayuuradii ugu horeysay rakaab ah ee sanado badan   ka dib…

                  Read More

                    Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay kana hadlay Qaraxii ka dhacay

                    Muqdisho Dec 08, 2012 (SDN)—Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahan dambe safaro ku joogay dalka Turkiga ayaa maanta wuxuu soo gaaray Magaalada Muqdisho iyadoo madax ka tirsan Dowladda ay garoonka Muqdisho kusoo dhaweeyeen. Garoonka Muqdisho waxaa Madaxweynaha dalka Soomaaliya kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo sidoo kale Guddoomiyaha…

                    Read More

                      Mareykanka oo balanqaaday in Soomaaliya uu ka taageerayo sidii loo qalabeyn lahaa ciidamada booliska

                      Washington Dec 08, 2012 (SDN)—Dowlada Mareykanka ayaa waxa ay sheegtay in Soomaaliya haatan ay u talaabsatay dhanka horumarka islamarkaana ay u baahan tahay sidii loo gacan qaban lahaa. Safiirka Mareykanka u fadhiya dalka Uganda oo gaaray dalka Uganda ayaa waxa uu kulumo kala duwan la qaatay Mas’uuliyiinta dowlada Uganda iyo waliba safiirka Soomaaliya u fadhiya…

                      Read More

                        Dagaallo ka soconaya Magaalada Dimishiq ee Caasimada dalka Syria

                        Dimishiq Dec 08, 2012 (SDN)— Dagaallo u dhaxeeya Ciidamada Mucaaradka Syria iyo kuwa dowladda ayaa waxa ay ka soconayaan Nawaaxiga Garoonka Diyaaradaha ee ku yaalla Magaalada Dimishiq ee Caasimada dalkaasi. Dhaq-dhaqaaqayaal ku sugan Caasimada Syria ee Dimishiq ayaa warbaahinta u sheegay in subaxnimadii hore ee saakay dagaak qaraar uu ka bilaawaday Koofurta Dimishiq gaar ahaan…

                        Read More