admin

    Heyada Tawfiiq ee dhawaanta la dilay masuulkoodii u sareeyay oo sheegtay in ay hawlaha gargaarka sii wadayaan

    Galgaduud Jan 14,2012(qurbejoog.com)-Heyada Towfiiq oo dhawaan kooxda AlShabab ay dishay masuulkoodii u sareeyay ayaa maanta sheegay in ay hawsha gargaarka ah ayahalkeeda ka sii wadi doonaan. Kooxda Ahlu Sunna Wal jamaca ayaa sheegaty in kooxda Shabaabku ay dhawaan ku dileen madaxii Tawfiiq inta u dhexeysa Dhusamareeb iyo Guriceel. “Cabdikariin Xashi Kadiye iyo darawalkiisa ayaa waxa…

    Read More

      Ururka Bisha Cas oo dhinacyada Siyaasada Soomaalida ka dalbatay in ay sii daayaan gargaar ay xanibeen

      Geneva Jan 14,2012(qurbejoog.com)-Ururka Bisha cas ayaa dalb uu u jeediyay dhinacyada siyaasada Soomaalida ku dalbaday in xanibaada laga rogo kolonyo gawaadhiya oo sida gurmad raashin ah oo ku socda degaano ka mid ah gobolada dhexe ee Soomaaliya. ICRC ayaa sheegay in masuuliyiin kala gedisani ay xanibeen raashin ku socday gobolada Shabeelada Dhexe iyo Galgaduud. Xanibaadan…

      Read More

        Some Minn. Somalis close Wells Fargo bank accounts

        MINNEAPOLIS — Some Somalis in Minnesota have closed their bank accounts, saying Wells Fargo has been unwilling to work with the community in facilitating wire transfers to Somalia. About 100 Somalis rallied Friday at a Wells Fargo branch in Minneapolis’ midtown neighborhood. Some then closed their accounts. Last month, more than a dozen Somali money…

        Read More

          Somali aid group vows to continue work

          Mogadishu – Somali Islamist militants have killed the head of a food distribution charity in central Somalia, a pro-government militia said on Friday, the latest blow to the relief effort in the famine-hit country. “The rebels killed Abdikarim Hashi Kediye, the head of Towfiq… and his driver yesterday afternoon between Dusamareb and Guriel,” Sheikh Abdullahi…

          Read More

            Somali authorities urged to release aid

            Geneva – The International Committee of the Red Cross on Friday called on local authorities in war-torn Somalia’s south and centre to release 140 trucks carrying aid for 240 000 needy. The ICRC says authorities have blocked food deliveries destined for the Middle Shabelle and Galgadud regions since mid-December, which led the body on Thursday…

            Read More

              Somali Nationalism: Not Dead, Just Different

              I write with reference to Peter Lockwood’s piece entitled “Somali Nationalism: A Dead Concept?” published on 9th January. I don’t usually respond to articles, however this one demanded a response for several reasons: • Firstly, Mr. Lockwood is a Junior Consultant at UNESCO in Nairobi and has written other pieces on Somali politics that have…

              Read More

                Ciidamada Badda ee reer Yurub oo markii u horeeysay tacshiirad isweydaarsaday Burcad-badeed

                Muqdisho Jan 13,2012(qurbejoog.com)-Ciidamada Badda ee reer Yurub ee hawlgalada ka wada baddaha Soomaaliya ayaa shalay markii u horeysay rasaas ay isweydaarsadeen Burcad-badeeda Soomaalida. Weerarkan oo ka dhacay goob aan sidaa uga fogeyn xeebta magaalada Muqdisho ayaa yimi ka dib kolkii ciidamadu u gurmadeen markab nooca shidaalka qaada oo ay weerareen burcad Somali ah. Ciidamada ayaa…

                Read More

                  Taageereyaasha Kulmiye oo shirka Khaatumo hurdadii ka toosiyay

                  Hargeyso Jan 13,2012(qurbejoog.com)-Taageerayaasha xisbul xaakimka Somaliland ee Kulmiye ayaa intii talada ay la wareegeen indhaha ka qarsanayay khaladaadka Xukuumada taageeradooda talada dalka kula wareegtay. Huwanta Kulmiye ayaa awooda saaresay sidii ay isugu hayn lahaayeeen isbeheysigooda halka ay taa bedelkeeda xukuumada ku dhiiri gelin lahaayeen meel marinta qorsheyaashii xisbiga ee ay ugu codeeyeen. Xukuumada ayaan wax…

                  Read More

                    Shacabka Jabuuti oo siyaabo kala duwan uga hadlay hawgalada ciidamadooda ee Muqdisho

                    Jabuuti Jan 13,2012(qurbejoog.com)-Shacabka reer Jabuuti ayaa maalmihii u danbeeyay aad u hadal hayay hawgalada ciidamada dalkooda ee AMISOM dhawaanta ku biiray ay ka wadaan Magaalada Muqdisho. Ciidamada Jabuuti ayaa dhawaan ay kooxda Al Shabaab ku eedeysay in ay duqeyeen Masjid magaalada Muqdiso ku yaal oo ay ku dhinteen xubno ka tirsan culimada Tabliiqa. Safaarada Jabuuti…

                    Read More

                      Warbixin ka hadashay sida Hantida Burcad-badeedu u kobcisay dhaqaalaha Puntland

                      London Jan 13,2012(qurbejoog.com)-Baaritaan ay sameysay Xarunta Chatham House ee saldhigeedu yahay dalka Britain ayaa lagu sheegay in degaanada Soomaaliya ka mid ahi ay dhaqaale ahaan uga faaideysteen halka qaar kalena aaney ganbo ka helin. Warbixinta ayaa tibaaxeysa in magaalooyinka waaweyn ee maamul goboleedka Puntland ee Garoowe iyo Boosaaso ayaa u muuqda in ay laba laabmeen…

                      Read More

                        Gunmen kill Somali aid worker, driver: sources

                        MOGADISHU — Gunmen on Thursday killed a local aid worker and his driver in central Somalia, an official, elders and non-governmental organisation workers said. “We got horrible information saying an aid worker and his driver were killed. They were working with a local NGO and their job was to deliver food aid to people in…

                        Read More

                          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo dalbaday kulan wadajira oo uu la yeesho Guurtida iyo Wakiilada

                          Hargeysa Jan 12,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Soaliland ayaa maanta dalb u gudbiyay shir guddoonka labada aqal Baarlamaan ee Somaliland. Kulankan oo dhici doona maalinta sabtida ah ee ina soo heysa ayaa lagu wadaa in madaxweynuhu uga hadlo xaaladihii u danbeeyay ee dalka. Dalabka madaxweyne Axmed Siilaanyo ee ku wejahan Kulanka ka dib ayaa Xoghayaha Gollaha Guurtida Somaliland Cabdilahi…

                          Read More

                            Somali piracy ‘boosts Puntland economy’

                              New research suggests piracy has led to widespread economic development in some parts of Somalia. The study, published by British think-tank Chatham House, looked at detailed satellite imagery. Regional centres have benefited from substantial investment funded by piracy, but coastal communities have missed out, the report indicates. International naval patrols in the Gulf of…

                            Read More

                              Al-Shabaab Blocks Somali Famine Relief

                              One of the few organizations providing urgent food and other humanitarian aid to over a quarter of a million people in the conflict areas in Somalia has announced it is halting supplies saying Islamic militants had suddenly and inexplicably begun blocking supplies. The International Committee of the Red Cross (ICRC) stressed that decision applied to…

                              Read More

                                Somali militants say they captured Kenyan hostages

                                GARISSA, Kenya (AP) — An al-Qaida affiliated Somali militant group said Thursday that it took several hostages in a raid in northern Kenya that killed at least six people. Three policemen, a civil servant and a primary school teacher were among the six killed in the attack late Wednesday, said North Eastern Province Police Commissioner…

                                Read More

                                  Three Kenyan police shot dead near Somali border

                                  NAIROBI — Gunmen killed three Kenyan police and wounded two others in the latest of a string of attacks in the northeastern border region with war-torn Somalia, police said Thursday. “The attack occurred at a camp in Gerille in Wajir on Wednesday night and we lost three officers, two others were injured,” a senior police…

                                  Read More