Askari ka tirsanaa ciidamada Mareykanka oo la xidhay ka dib kolkii lala xidhiidhiyay Shabaabka
Maryland Jan 09,2012(qurbejoog.com)-Askadhi hore uga tirsanaa ciidamadam Mareykanka ayaa maanta Maryland lagu qabtay ka dib safar uu uga soo noqday qarada Africa. Denbi baareyaasha Maryland ayaa sheegay in Craig Baxam oo 24 jir ah la qabtay maalinimadii Jimcaha ee ina dhaaftay,ka dib kolkii lagu tuhmay in uu damacsanaa in uu taageero u fidiyo kooxda Al…
