admin

    Dabley Boolis Kenyaati ah ku laayay Wajeer xalay

    Wajeer Jan 12,2012(qurbejoog,com)-Dabley hubeysan oo aan ilaa iminka la garan ayaa xalay tiro boolis ah oo Kenyaati ah ku laayay xero ku taal duleedaka magaalada Wajeer ee Woqooyi Bari Kenya. Sarkaal diiday in magaciisa la shaaciyo ayaa xaqiijiyay in weerarka ay ku dhinteen sadex ka mid ah booliska isla markaana ay dhaawacmeen ilaa labo kale….

    Read More

      Is Somalia’s al-Shabab on the back foot?

      Somalia’s militant al-Shabab insurgent group stares a possible military collapse in the face as a coalition of African forces, fighting on multiple fronts, steadily advances on its southern heartland and the United States steps up drone and naval attacks. Its military fortunes have dramatically worsened in the last year. It began when an alliance of…

      Read More

        Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ku khasban kala doorashada wasiirka arrimaha Guddaha iyo Taliyaha Booliska

        Hargeysa Jan 12, 2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa waxa soo wejahay xaalad cakiran oo ka dhalatay wada shaqeyn la’aan u dhexeysa wasiirka arrimaha guddaha iyo Taliyaha ciidamada Booliska. Wada shaqeyn xumada u dhexeysa labadan masuul ayaa ka dhalatay colaadi ka dhacday Seemaal dhawaan oo sababtay xaalada cakiran oo ilaa haatan taagan. Wasiirka arrimaha…

        Read More

          Mercy develops new project for Somali children

          The Malaysian Medical Relief Society (Mercy Malaysia) is to develop a new project for Somali children, called “the Children Friendly Space programme,” to ensure their well-being is safeguarded against the currently hostile and difficult situation in the country.        The non-governmental organisation also plans to develop and expand its ongoing humanitarian projects in…

          Read More

            Ethiopia: IGAD threatens sanctions over Somali parliament’s stalemate

            Addis Ababa, Ethiopia – East African foreign ministers warned Tuesday they could invoke regional sanctions against some Somali parliamentarians for attempting to “destroy the foundations of Somalia’s political stability”. The Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) Council of Ministers said Tuesday the nomination of a new Somali parliamentary speaker was likely to lead to sanctions against…

            Read More

              Somaliland : Waa Qaran Jirrido Adag ku Taagan oo aanay Ruxi Karin Koox ama Qabiil Meel ku Shiray

              Hashii Geeddankeedii Rag badan Goodku ku Casheeyay Gaashaandhigeedii Hashuu Galowgu Eedaamay Guuraa Habeenimo Hashaan Gebi walba u jiidhay Garre iyo Guntane Maalintay Gees isugu Booday Gacmaa lagu Muquunshaye Xornimo Noogumay Garane Garaad Midaan Lahayn bay la tahay Waad ka Gaagixine Anagoon Gantaalaha Dhiciyo haysan Qori Gaaban Hashaan Gaade Weynow Libaax uga Gaddoon Waayay Inaan Goroyo…

              Read More

                Isbaheysiga Isbedelka iyo Dimuqraaadiyada Jabuuti oo taageeray baaq ka soo yeedhay xisbiga ARD

                Ottawa Jan 11 2012(qurbejoog.com)-Kulan ay maanta isugu yimaadeen madaxda iyo taageereyaasha Isbaheysiga Isbedelka iyo Dumuqraadiyada ayaa looga wada hadalay soo jeedintii xisbiga ARD ee ku wejahnaa in ummada reer Jabuuti ay u sinaadaan talada dalka. Madaxa Isbaheysiga Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa sheegay in loo baahan yahay in ummadu meel uga soo wada jeesato…

                Read More

                  Ururada Xagjiriinta ah oo isticmaala Facebook, Twitter, YouTube iyo Myspace

                  Haifa Jan 11,2012(qurbejoog.com)-Daraasad dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in kooxaha xagjiriinta ah ay isticmaalaan iminka baraha Internetka ee bulshooyinku ku haasaawaan. Kooxaha reer galbeedku ku sheegaan argegixisada ayaa iminka xogaha ka urursada isla markaana  xogaha isku weydaarsada iyada oo aan sidaa loola socon. Daraasadan oo ay soo bandhigtay Jaamacada Haifa ayaa baaritaanka waday mudo…

                  Read More

                    Kenya forces, Somali insurgents clash

                    Kenya’s military fought a clash with al Shabaab fighters in southern Somalia and Kenyan police said they had placed several people under surveillance to prevent attacks at home linked to the Somali insurgents. The Kenyan military said one of its soldiers and six al Shabaab fighters had been killed in the clash between the Somali…

                    Read More

                      Crew recalls ‘torment’ from Somali pirates

                      Tbilisi – The Georgian captain of a cargo ship that was released by Somali pirates said on Tuesday his Georgian-Turkish crew had suffered through “infernal torment” during its 18-month captivity. “We have gone through an infernal torment, starvation, thirst. All this time we have been on a leash, like animals,” captain Memed Zakaradze told Georgia’s…

                      Read More

                        Xiddiga reer Argantiin(MESSI) oo markii saddexaad hantiyey abaalmarinta BALLON D’ORE ee Fifa,waa ayose gabadha hablaha u sidata?

                        Zurich-Jan-10-2012-(qurbejoog.com)–Saaxiibayaal qormadeenaciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaaXidiga 24 jirka reer Argentin iyo Barcelona Leonel Messi ayaa loo caleema saaray laacibka aduunka markii 3aad ee is xigta kadib xaflad weyn oo ay sooqabanqaabisay hay’ada ugu sareysa kubada cagta aduunka ee Fifa. Messi ayaa kaga adkaaday abaal marintan kubad qeybiyaha weyn XaviHernandes oo ay isku koox yihiin…

                        Read More

                          Aligned Forces Collude Against Somaliland Gains

                          Since the ascent of the Kulmiye government on to power, a great number of ‘evil’ forces emerged from all the dark corners of consciousness and sub-consciousness where they have been lurking in wait. All of these forces immediately changed shape and form from benign critics to malignant, killing salvos. Hitherto, good-natured opposition lunges and parries…

                          Read More